Acmaasha Xajka oo maanta si toos ah u billaabaneysa

by admin | Sunday, Aug 19, 2018 | 1351 views

Malaayiin qof oo xujey ah ayaa maanta waxa ay billaabayaan gudashadda acmaasha xajka.

Xajka oo ka mid ah 5 tiir ee Islamka ayaa waxa sanad waliba daafaha caalamka ka soo xajiya muslimiin badan kuwaasi oo gaara Makka iyo Madiina.

Soomaali badan ayaana waxa ay ka mid yihiin muslimiinta tirada badan ee sanadkan xajinaya.

Xujeyda Soomaaliyeed ayaa ka badan Sanadkaan, Sanadkii hore sidda ay sheegeen Mas’uuliyiinta Wasaaradda Diinta.

Boqolaal ka mid ah dadka Soomaaliyeed ee ku gudanaya waajibaadka xajka ayaa gaaray dalka Sacuudiga maalmhii lasoo dhaafay.

Like it? Share it!

Leave A Response