Anshaxa Saxaafadda

by admin | Saturday, Feb 9, 2019 | 859 views

Qabyaalad, laaluush qaadasho, qadafka iyo dhacdooyinka oo la buunbuuniyo waa qaar ka mid ah ficillada aan waafaqsaneyn anshaxa saxaafadda ee ka dhaca warbaahinta Soomaalida.

saxaafadda  waxaa ka reeban  in qofka  uu  laashuush  uu qaato   ama  siyaasada   dad  qabiil ahaan  u taageero   .

hadii  uu qabiil  ama  siyaasiyin uu taageero waxaa  baxaya  kalsoonadii lagu qabay.

Like it? Share it!

Leave A Response