Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay Gaari nooca raaxada ah oo ku dhacay Tog kuyaalla Magaalada Hargeysa ee degaannad Somaliland kadib roob xoogan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay halkaas. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in Gariga oo ay saarnaayeen Haweeneey, Gabar yar iyo Darawalka Gaariga uu ku dhacay Togga kadib markii Darawalka Gaariga...

Waxaa jira shuruudo aad u yar oo lo dhigay qofka isu soo taagaya jagada madaxweynaha Maraykanka. Sida uu qabo dastuurka Maraykanku, qof kasta oo da’diisu ay tahay 35 jir, isla markaana ku dhashay gudaha Maraykanka, kuna noolaa 14 sannadood wuxuu xaq u leeyahay inuu isu soo taago jagada madaxweynaha. Maadaama aanu dastuurku ku darin shuruudaha madaxtinimada, arrimaha...

Guddiga u xilsaaray kala saarista Shirkadaha u tartamay u adeegista Xujeyda Soomaaliyeed 1444 Hijriya/2023 ayaa soosaaray Shirkadaha ku guuleystay u tartamidda adeegga ay u baahan yihiin Xujeyda ee sanadkaan. Xubnaha Guddiga oo Warbaahinta la hadlay ayaa iska fogeeyay eedaha ay u jeediyeen dhinacyada kala duwan ee qaarkood xilalka ka haya laamaha fulinta & Xeer dejinta...

Dowladda dalka Mareykanka ayaa shalay Soomaaliya usoo magacowday safiir aan caadi aheyn, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Aqalka Cad. Safiirka cusub oo lagu magacaabo Richard H. Riley, IV ayaa beddelaya Larry André Jr oo xilkan hayey ku dhowaad laba sano. Larry André Jr ayaa waxaa lasoo magacaabay 16-kii April 2021, isaga oo beddelay Donald Yamamoto. Haddaba maxay...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo kuwa xoogaga la magac baxay SSC, kuwaas oo ku dagaalamaya duleedka Magaalada. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Ciidamada Somaliland oo dhaq dhaqaayo ciidan ka wada duleedka Bari ee Magaalada Laas-Caanood ay weerareen...

Wararka ka imanaya dalka Kenya ayaa sheegaya inay shil gaari ku dhinteen afar iyo toban qof oo ay ku jiraan arday, ka dib markii ay isku dhaceen bas jaamacadeed iyo gaari kale oo rakaab ah oo marayey galbeedka magaalada Nairobi. Ciidamada Booliska ayaa sheegay in 12 qof ay ku dhinteen isla goobta uu shilku ka dhacay halka 2 qof oo kalena ay dhinteen intii loo sii waday...

Burcad Hubeeysan ayaa Xalay fiidkii Xaafada Kooshin gaar ahaan laanta Kutiimbo ee magaalada Baledweyne ku dilay wiil dhalinayaro ah oo hor fadhiyay albaabka gurigooda. Burcada hubeysneyd ayaa la sheegay iney ahayeen labo nin oo doonayay iney ka dhacaan wiilka yar ay dileen Moobeyl uu ku daawanaayay banaanka kore albaabka gurigooda, hayeshee wiilka yar ayaa la sheegay in...

Ciidanka Difaaca Dowlad Goboleedka Puntland ayaa howlgallo ka dhan ah Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ka fuliyay dhul ku yaalla Buuraha Gobolka Bari. Howlgalka ayaa waxaa sigaar ah u fuliyay Ciidamada Qaybta 7aad ee Urur ka Onkod oo ka howl gala Degmada Balidhidin, waxaana intii uu howlgalka socday uu dagaal dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kooxda Daacidh. War kasoo baxay...

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Cabdi Xasan Hulbaale oo ahaa madaxii Al-Shabaab ee tuulada Maaya Faarax ee degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose uu isku soo dhiibay ciidamada dowladda Federaalka. Wuxuu ahaa sarkaal ka tirsan Al-shabaab sagaalkii sano ee lasoo dhaafay, waxaana u xalay isku soo dhiibay Guutada 14-ka Oktoobar ee Xoogga Dalka ee ku sugan dagaanka...

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa u magcaabay Richard H. Riley inuu noqdo safiirka cusub ee Maraykanka u joogi doona Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay aqalka cad. Safiirka cusub ee Soomaaliya loo magacaabay ayaa haatan xil sare ka haya wasaaradda arrimaha debedda ee Maraykanka, gaar ahaan safaaradda Maraykanka ee Canada. Richard H. Riley ayaa...