Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in $10 Milyan oo Doollar ay ku bixineyso xogta & madaxa Maxamuud Cabdi Aadan oo katirsan ‘AS’ oo ku eedeysan in uu kamid ahaa Raggii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay Hotel Dusit D2 eee Magaalada Nairobi. Goobta weerarka ka dhacay waxaa ku yaalla dhismo Safaarado, xubno katirsan ‘AS’ ayaa weerar qarax ku billawday ku qaaday,...

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa wajaheysa laba halisood, kuwaasi oo kala ah; argagixisada go’doomisay deegaanadeeda iyo dhibaato kale oo dhanka gaajada ah, ayada oo Soomaaliya ay mareyso xili roobaadkii 5-aad oo xiriir ah oo roob la waayay. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee dowlad-goboleedka Koonfur...

Macaawisley waa mid kamid ah magac kooxeedyada dhawaan galka ku ah saaxada Soomaalida, wuxuuna dhinaca kale magacan huwan yahay dareen gobanimo oo ah ka dhiidhinta dulmiga, dabar-goynta iyo dhibaatada maalinlaha ah ee kooxda Al-Shabaab ku hayso dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobolada ka fog caasimadda. Ciidan dareenkooda adeejiyay, hubkooda la yimid, saanadooda ajnebi aan...

Waxaa saaka xiran Qaar ka mid ah Waddooyinka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyada oo lafaliya galinka dambe ee maanta in Garoonka Ciyaaraha ee Eng. Yariisow Stadium uu ka dhaca Bannaanbax loogu magac daray Kacdoonka Muqdisho; kaas oo loogu taageeraya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaa ee ka socda inta badan Gobollada Dalka. Dhammaan shaqaalaha Dowladda iyo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo Safar shaqo ku jooga Dalka Masar ayaa kulan la yeeshay diblomaasiyiinta iyo hawlwadeennada safaaradda Soomaaliya ee magaalada Qaahira. Ugu horreyn Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan qaabka u shaqeyso safaaradda Danjiraha Ilyaas Sheekh Cumar iyo hawlwadeennada oo ka...

Ciidamada Milateriga ee Ethiopia ayaa sheegay in ciidamada Tigreega ay bilaabeen in ay hubka culus wareejiyaan, taas oo qayb ka ah heshiiska nabadeed ee lagu soo afjarayo dagaaladii sokeeyey ee dalka Ethiopia ka socday labadii sano ee la soo dhaafay. Ciidamada difaace ee Ethiopia ayaa bayaan ay soo saareen Arbacadii ku xaqiijiyey in ciidamada Tigray-ga ay bilaabeen wareejinta...

Maamulka Puntland ayaa todobaadkaan ku dhowaaqay in maamulku uu u dhaqmi doono sidii dawlad madax-banaan, inta laga dhamaystirayo dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo hannaanka dhamamsytirka dastuurkana ay qayb ka tahay Puntland. Go’aanka kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in iyadoo raacaysa qodobo ka mid ah dastuurka federaalka iyo kan Puntland ay si gooni ah...

Kooxda Al-Shabaab oo dhawaan dad gaaraya illaa 15 qof oo shacab ah, oo kasoo jeeda beesha Xawaadle ka afduubatay gobolka Hiiraan, ayaa waxa laga yaaba inay colaad ka dhex abuurto beelaha Xawaale iyo Gaaljecel. Xog laga helayo arrintan ayaa waxay sheegaysaa in dadkan lagu haysto deegaanka Buqda oo ka tirsan gobolka Hiiraan, islamarkaana loo afduubtay inay u dhasheen beesha...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay dhiggiisa Jamhuuriyadda Carabta Masar Mostafa Madbouly waxa ay ku heshiiyeen dhowr qodob oo muhiim u ah labada Dowlad sida lagu sheegay war kasoo baxay Xukuumadda Soomaaliya. Amniga, Ganacsiga, Maalgashiga, Waxbarashada, Caafimaadka, Xoojinta Xiriirka labada Dal, Isbaddelka Cimilada & qodobo kale oo miiska lasoo...

Al-Shabaab ayaa waxay fulisay boqolaal qaraxyo ah oo dhalinyaro ay kusoo rakibtay tobankii sano ee lasoo dhaafay. Baabuur qarax lagu raray oo lagu tala-galay in uu ku dhinto midka wada iyo inta ku sugan bartilamameed la mala-awaalay, qof qarax loogu soo labisay si uu ulaayo dad Muslimiin ah oo nolol maalmeedkooda u halgamaya iyo kuwa lagu qanciyay inay dhexda ku xirtaan...