Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu uga warbixiyey halganka dalka lagaga saarayo Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa xusay in Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay udub-dhexaad u yihiin qorshaha dalka lagaga saarayo Al-Shabaab,...

Rag hubeysan ayaa xalay meelo kamid ah dgaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho waxaa ay kudileen Nin Ganacsade caanka ahaa degaankaas oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Sheekeeye, iyaga oo dilka kadib goobta isaga baxsaday. Dad kusugan degaanka Ceelasha Biyaha ayaa u sheegay warbaahinta in raga hubeysnaa oo ku labisnaa dareeska Ciidamada dowladda ay ahaayeen...

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee Maanta ah u Magaalada Muqdisho soo gaaro wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dowlad Gobboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo hadda u sugan Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal. Xogaha la helayo ayaa sheegaya in ujeedka safarkiisa uu yahay sidii uu wada-hadallo ula yeelan lahaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...

Wararka naga soo gaaraya degaanka Juxay oo u dhow degaanka Guulane ee edgmada Aadan yabaal Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamada dowladda & dadka degaanka oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka oo garab ka helayo diyaaradaha dagaalka ayaa weerar Cirka iyo dhulka ah ku qaaday degaanka...

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa weerar ku qaaday goobo ku yaalla marinka Qaza, kaddib markii gantaal uu ku soo dhacay koonfurta Israa’iil, iyadoo xiisaddaasi ay gaartay heer aad u kulul oo ka taagan Daanta Galbeed ee la haysto, halkaas oo 10 Falastiiniyiin ah ay ku dileen ciidammada Israa’iil tan iyo toddobaadkii hore. Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in...

Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug waxaa lagu diyaariyay ciidamo katirsan Dowladda Federaalka & Dhalinyaro kasoo jeedda Degmada Xarar-dheere si ay AS uga qabsadaan Magaaladaas. Mas’uuliyiin katirsan DG Galmudug oo madasha lagu soo bandhigay ciidanka ka hadlay ayaa sheegay in Askartaan lagu xoojin doonno ciidamo kale oo dhowaan ku biiraya howlgallada ka billabanaya...

Cilmi-baarayaal u dhashay dalka Canada (Kanada) kana tirsan jaamacdda “University of Alberta” ee gobolka Calgary ayaa shaaca ka qaaday inay ka heleen laba macdan oo aan hore dhulka loogu arag muunad (sample) dhagax dhan 70-gram oo laga soo qaaday cirkasoodhac (meteorite) laga helay miyiga Soomaaliya. Dadka dhagaxyada qaaliga ah baadiggooba ayaa Sebtembar 2019 aqoonsaday...

Xog aan helnay ayaa sheegeysa in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qorsheynayso tallaabada ku habboon ee ay qaadi laheyd, kadib weerarkii dableyda Al-Shabaab ka tirsan ka gaysteen Hotel Villa Rays ee magaalada Muqdisho. Hotelkan oo madaxtooyada qaranka ka xigga dhanka degmada Boondheere ayaa ku yaalla goob amnigeeda si weyn loo ilaaliyo oo ka tirsan xeendaabka xarunta...

Geeska Afrika waxa ka jira abaartii ugu xumayd in ka badan 4tii sano ee la soo dhaafay, Canada waxa ay aad uga walaacsan tahay saamaynta abaartu ku yeelatay dadka nugul ee markii horeba la daalaa dhacayay saboolnimada, amni-darrada iyo masiibada COVID-19. Abaarta 2020 ilaa 2022 waxay hadda dhaaftay abaarihii foosha xumaa ee 2010 ilaa 2011 iyo 2016 ilaa 2017. Ilaa 50 milyan...

In ka badan 10 qof o shacab ah ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ay maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen duleedka deegaanka Nuur-Dugle shalay. Dhowr qof oo waayeello ahaa ayaa la sheegey inay ka mid yihiin dadka ay Al-Shabaabku ku dileen deegaankaas, waxaana weerarkan uu dhacay Khamiistii. Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud (Yaasiin Farey) oo...