Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxda Qaarrada Africa oo si dhaw u la socda dagaalka dalka Itoobiya ayeey dowladda Jabuuti sheegtay in ay dhaxdhaxaadin ka gali doonto sidii loo soo afjari lahaa dagaalka haddii loo baahdo. Jabuuti ayaa warkan soo saartay kaddib kulan dhaxmaray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo la taliyaha gaarka ah ee  Ra’iisul Wasaaraha  Itoobiya oo lagu Magacaabo Mr Guido...

Hoggaamiyayaasha qaaradda Afrika ayaa isku dayaya inay ku qanciyaan dowladda Itoobiya inay aqbasho in la bilaabo geedi socod dhexdhexadin ah oo lagu soo afjarayo colaadda gobolka Tigrey. Hogaamiyaashan ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga hortago in dagaalka uu ku sii fido guud ahaan gobolka. Madaxwaynaha dalka Ugandan, Yoweri Museveni, ayaa wadahadalo la yeeshay...

Hoggaamiyayaasha qaaradda Afrika ayaa isku dayaya inay ku qanciyaan dowladda Itoobiya inay aqbasho in la bilaabo geedi socod dhexdhexadin ah oo lagu soo afjarayo colaadda gobolka Tigrey. Hogaamiyaashan ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga hortago in dagaalka uu ku sii fido guud ahaan gobolka. Madaxwaynaha dalka Ugandan, Yoweri Museveni, ayaa wadahadalo la yeeshay...

Ciidamada Booliska Magaalada Beledweyne ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay howlgallo kala duwan ka wadeen Xaafado ka tirsan Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo dil uu ka dhacay. Rag hubeysan ayaa xalay fiidkii Magaalada Beledweyne waxaa ay ku dileen Guddoomiye ku Xigeenkii Xaafada Buundweyn oo lagu Magacaabi jiray Cabdi Muxumed (Kuukay dheere), iyaga...

Dalalka Masar iyo Suudaan ayaa si wada-jir ah u bilaabay dhoolatus millateri, kaasi oo ay wada sameynayeen ciidamada labada dal, oo xiisad xoogan kala dhaxeyso dowladda Itoobiya. Dhoolatuska millateri oo labada dal ay ugu magac dareen ‘The Nile Eagles-1’ ayaa waxa uu labo maalmood ka hor ka bilowday saldhig ay ciidamada cirka leeyihiin oo ku yaala waqooyiga dalka Suudaan,...

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howgal qorsheysan ka fuliyeen degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada Shabeelloyinka iyo Hiiraan. Taliyaha Ururka 4 Aad ee Kumaandooska Danab Labo Xidigle Maxamed Saleebaan ayaa shegay in howlgalka lagu burburiyay Saldhigyo aay Gobolada Hiiraan & Shabeellooyinka ay ku lahaayeen Ururka...

Wafdi ka socda Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya o ka kooban Heer Gobol iyo Heer degaan oo maalmahaan socdaal ku marayay Xaduudka uu Goolka Afheer la wadaago Soomaaliya ayaa soo gaaray degmada Yeed ee gobolka Bakool. Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha degmada Yeed kusoo dhaweeyay Maamulka degmada & Saraakiisha kala duwan ee Ciidamada dowladda & kuwa...

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 16/11/2020  la filayaa inay  Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada muqdisho ku yeeshaan Kulankooda caadiga ah. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Xildhibaannada u diray qoraal lagu ogeeysiinayo in uu jiro kulanka Golaha, iyaga oo laga dalbaday inay soo xaadiraan...

Ciidamada Booliska Jubbaland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo qorsheysan oo dad badan lagu qabqabtay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Magaalada kismayao ee gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada oo watay Gaadiidka dagaalka ayaa waxaa ay howlgalalda ka sameeyeen inta badan xaafadaha Magaalada Kismaayo, waxaana Booliska Jubbaland ay sheegeen in howlgalka uu ahaa...

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Qatar ayaa la kulmay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan, iyaga oo ka wada hadlay arrimo ku saabsan xaalada Soomaaliya. Labada mas’uul ayaa waxaa ay dib u eegeen xiriirka wada-shaqeyn ee ka dhaxeeya Qaramada Midoobay & Dowladda Qatar...