Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

 Dowladda Jabuuti ayaa xabsiga u taxaabtay xubno ka tirsan qoyska duuliye Fu’aad Yuusuf Cali, xili ay socdaan banaanbaxyo xoogan oo looga soo horjeedo tacadiga lagula kacay duuliyaha. Xaaska duuliyaha oo u warantay idaacada BBC laanteeda Af-Soomaaliga ayaa xaqiijisay inay dowladdu xirtay gabar 16-jir ah oo uu dhalay duuliyaha iyo saddex gabdhood oo kale oo uu abti u...

Kooxda G-20 ee ugu dhaqaalaha badan dunida iyo dalal kale oo uu dhaqaalohoodu kobcayo ayaa ballan qaaday lacag ka badan 21 bilyan oo dollar oo lagula dagaallamayo cudurka COVID-19. Bayaanka ayaa lagu sheegay in xubnaha kooxda G-20 iyo dalal kale oo ay shirkooda ku casuumeen ay yaboohayaan lacagtan 21 ka bilyan ah oo wax looga qabanayo maalgelinta hormarinta caafimaadka...

Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed  ayaa goordhow waxaa ay koofurta magaalada Gaalkacyo ay ku toogteen nin hubeysan sidda ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ciidanka. Ninkaan la toogtay ayaa la sheegay inuu diiday inuu dhiibo hubka uu wato, iyadoona kadib iska horimaad xoogan uu dhexmaray, intaasi kadibna ciidamada waxaa u suura gashay in ay toogtaan. Ciidanka...

Hoggaamiyaha mucaaradka dalka Jabuuti Mudane Cadiraxmaan Maxamed Geelle ayaa ka hadlay xaaladda adag ee dalkaasi, gaar ahaan dibad-baxyada ay dhigayaan dadka shacabka ah ee ka soo cusboonaaday Jabuuti. Ugu horreyn Cadiraxmaan Maxamed Geelle oo mar soo noqday duqii magaalada Jabuuti ayaa soo dhoweeyey tallaabada ay qaadeen dadweynaha reer Jabuuti, gaar ahaan kuwa dhigaya...

Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa waxay tacsi u dirtay eheladda iyo asxaabta xirfad-layaashii caafimaad iyo qofkii shacabka ahaa ee 27-dii May, 2020 lagu dilay deegaanka Gololey oo hoos taga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. War-saxaafadeed kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in falkaas uu sii xoojinayo beegsiga dadka ka shaqeeya...

Buuq iyo Sawaxan ayaa hareeyay Khudbad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka jeedinayay Furitaanka Kalfadhiga Xildhibaanada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare. Madaxweynaha ayaa markii uu bilaabay Khudbadda buuq iyo sawaxan kala kulmay qaar ka mid ah Xildhibaannada. Hadal jeedinta Madaxweynaha ayaa Muddo daqiiqo ah waxaa hareeyay Buuq, maadaama xildhibaano...

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidanka dowladda iyo Ururka Al-Shabaab uu ka socdo degaanka lagu Magacaabo Abal oo 20KM dhanka bari kaga beegan degmada Xudur. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii xubno  ka mid ah Al-Shabaab ay soo weerareen Ciidamo dowladda ka tirsan iyo sidoo kale kuwo taageersan Sheekh Mukhtaar...

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xirnaa muddo sannad ka badan. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay Wariye Coldoon. Qaar ka mid ah Ururada Mucaaradka Somaliland ayaa Hargeysa kusoo dhaweeyay Wariye Coldoon. Somaliland ayaa horay xukun ugu riday Coldoon ka dib markii ay ku eedeeyeen in uu kasoo...

Guulaha amni iyo kuwa siyaasadeed oo ay Soomaaliya gaartay sanadihii la soo dhaafay waxay halis ugu jiri karaan dib-u-noqosho haddii aysan tallaabo degdeg ah ka qaadin beesha caalamku, si ay uga caawiso in mas’uuliyiinta guduhu ay ka hortagaan dhibaatooyinka waawayn ee bani’aadamimo ee ay sababeen isugaynta raadka ay reebeen daadadka ba’an ee ayaxa iyo saamaynta...

Mid ka mid ah saraakiishii hore ee NISA oo lagu magacaabo, Korneyl Macow Cabdullaahi Cali ayaa sheegay inay suura-gal tahay inuu kooxda Al-Shabaab u gacan-galo hubkii ay dhowaan Masar ugu deeqday Soomaaliya. Macow  ayaa tilmaamay in labo hab ay Al-Shabaab ku heli karaan hubkaasi, sida inay weerar ku qaadaan aag, kadibna ay ciidamada uga furtaan hubka ama inay ka iibsadaan...