Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa wel wel ka muujiyay sidda ay saameynta ugu yeesheen Al-Shabaab Shaqaallaha iyo Agaamiyeyaasha guud ee gobolka Banaadir. Gudoomiyaha waxaa uu sheegay in wali Xarunta gobolka Banaadir ay ka jirto cabsi ku aadan in uu dhaco weerar la mid ah Midkii lagu dilay Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Cabdiraxmaan...

Madaxtooyadda Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu muujiyay Kalsoonida uu ku qabo Dacwadda badda ee taalla Maxkamada ICJ lagu xaliyo qaab wada ogol ah. Madaxtooyadda Kenya ayaa sheegtay in Farmaajo uu kalsooni ku qabo go’aan labada dhinac wada aqbali karaan lagu xaliyo muranka dacwada Badda ee taal Maxkamada...

Rag ku  hubeysnaa bustoolado  ayaa meel u dhow Ex-Hotelka Lafweyn  oo ku yaalla inta u dhaxeysa Isgoyska Fagax  iyo Xaafada Siisii ee Magalada Muqdisho waxaa ay ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Dilka ayaa sigaar ah waxaa uu uga dhacay afaafka hore ee Baar Feeynuus oo xilligaas uu ku sugnaa askariga la dilay,waxaana kasoo baxaya dilkaas faah...

Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta furay dhageysi si toos ah looga daawanayo taleefishinka oo ku saabsan in xilka laga xayuubiyo madaxweyne Trump iyo in kale. Xubnaha Dimoqraadiga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa isku dayaya inay dadweynaha ka dhaadhiciyaan in madaxweynaha uu ku xadgudbay awooddiisa si uu dano siyaasadeed ugu gaaro. Sii-hayaha safiirka Mareykanka...

Magaalada Boosaaso waxaa ka taagan Caawa xiisad ka dib markii maanta ay kotoroolka magaalada ku dagaalameen ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland iyo maleeshiyo ka soo horjeedda oo ay wehliyaan qaar ka mid ah ciidamada daraawiishta Puntland oo gadood ah. Puntland ayaa Ciidamo dheeraad ah oo ka baxay Gaalkacyo iyo Garowe geysay Magaalada Boosaaso caawa, waxaana ay sheegtay...

Wararka ka imanaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in Guddoomiyihii iyo guddoomiye ku xigeenkii deegaanka Cadayga ee ka tirsan degmada Balcad ee ayaa xalay lagu diley deegaankaas. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in dabley hubeysan ay xalay ka kaxeysteen guddoomiyaha tuulada Cadeyga Cabdulle Xasan Xaaji iyo ku xigeenkiisii Cilmi Qooje Xasan tuulada kadibna ay ku toogteen...

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xalay waxaa lagu qabtay gaadiid lagu soo raray qeybo kamid ah Gurmadkii loogu talalay dadkii dhawaan halkaas uu ku saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle oo lagu dejinaayay Bakhaar ku yaalla Baladweyne. Dhame Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo ah Xeer ilaaliye ku-xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 27 ayaa sheegay...

Ciidamo katirsan kuwa Millateriga Soomaaliya ayaa waxaa ay Maanta howlgallo kala duwan ka wadaan deegaano katirsan Shabeellaha Hoose,halkaas oo ay ka dhaceen qaraxyo iyo dagaalo. Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar ah uga wadaan deegaano ku dhow dhow deegaanka Muuri ee duleedka magaalada Marka ee Sh/Hoose,halkaas oo qaraxyo iyo dagaal toos ah lagula eegtay Ciidamada...

Wararka ka imanaya deegaanka Tareedisho ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen ciidamada dowladda lala eegtay Qarax Miino. Dad ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa warbaahinta u sheegay in miino nooca dhulka lagu aaso ah lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamada dowladda, islamarkaana uu jiro khasaare kala duwan oo ka dhashay qaraxa. Ciidamada...

 Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa galabta soo gabagabeysay dhageysiga dacwad loo heystay xubno lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab, kuwaas oo loo heysto dilal ay ka geysan jireen daafaha galbeed ee magaalada Muqdisho. Xubnaha la xukumay ayaa tiro ahaan gaaraya Afar ruux kuwaas oo lagu kala magacaabo 1-Shuceyb...