Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Xaakim fadhiya Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa ku amray Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump in uu bixiyo ganaax lacageed oo dhan 2 milyan oo doolar, maadaama uu si khaldan u isticmaalay lacag ay lahayd hey’ad gargaar oo uu isaga leeyahay. Lacagtaas ayaa Madaxweyne Trump la sheegay in uu u adeegsaday ololihiisa doorashada ee sanadkii 2016-ka. Hey’adda...

Guddi ka kooban saddex garsoore oo qaadayey kiis la rabo in dowladda Kenya looga joojiyo ka qeyb-galka kiiska muranka badda Soomaaliya ee maxkamadda ICJ, ayaa ku dhowaaqay inaysan go’aan gaari karin sababo la xiriira miisaaniyad dhimis lagu sameeyey laanta garsoorka Kenya. Garsoorayaasha kala ah; Kanyi Kimondo, Robert Limo iyo Anthony Mrima ayaa la filayey inay shalay...

Nadiya oo ah 23 jir bisha December ee soo socota ka qalin-jabin doonta jaamacadda ayaa noqotay qofki ugu horreeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo ka mid noqda Golaha Deegaanka ee magaalada St Louis Park. Nadiya ayaa sheegtay inay aad ugu faraxsan tahay doorashada ay kusoo baxday oo ay dad badan caawin ka heshay,waxana ay sheegtay in guusha ay gaartay ay sababteeda tahay...

Dhibaatada fatahaadda webiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne ayaa waxay saameyn ku yeelatay nolosha kumanaaan qoys, kuwaasoo barakacay kadib markii fadahaadda webiga harqisay guryahoodii islamarkaana maciin biday inay u hayaanaan duleedyada magaalada iyo gudahaba. Inkastoo ummadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka u fidiyeen gurmad ballaaran dadkaas dhiban ayaa hada waxaa...

-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay halista ay ku dhici karaan fatahaadaha iyo daadadka deegaano ka tirsan Koofurta dalka. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ayaa lagu sheegay roobab xooggan kana sarreeya 40mm la filayo in maanta iyo maalmaha xiga...

Sagaal eedeysan oo ay ka mid tahay qof dumar ahaa loo xukumay ka mid ahaashaha Ururka Al-shabaab ee dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya. Sagaalkan ruux oo ka soo hormuuqday Maxkamada ciidamada ayaa kala ah Axmed Cabduqaadir Axmed Xuseen (Khadiira), Farxaan Faarax Maxamuud Fiidoow (Fiildher), Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Jimcaale (Maanka), Saafi Ciise Aweys Arwaax, Yaasiin...

Sidee loo mideyn karaa dadaallada “is barbar yaaca ah” ee gurmadka Beledweyne?   ...

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in la xirey askar loo haysto tacadiyo ka dhan ah weriyayaal lagu xirey Muqdisho xilli ay ku gudo jireen howlahooda shaqo. /* custom css */ .td_uid_7_5dc1ae0367664_rand.td-a-rec-img { text-align: left; } .td_uid_7_5dc1ae0367664_rand.td-a-rec-img img { margin:...

Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay gurmadka loo saameynayo dadkii Magaalada Baladweyne uu ku saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle. Waxaa uu sheegay Muuse Suudi in dadkii uu sameeyay Wabiga Shabeelle aan weli la gaarsiin gurmadkii loo uruurinayay ee loo baahnaa in lasiiyo, isla markaana...

Roobkaan daadadka watay ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu ka da’ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana ku dhintay Cunug Yar oo kamid ahaa dadka Magaalada Baydhabo. Dhimashada Cunuga Yar ayaa timid kadib markii daadadka ka dhashay Roobka ee ka yimid dhinaca Maayafuulka Baydhabo ay dhul jeexeen in lagu qiyaasay 3 mitir,isla markaana ay Biyaha qaadeen...