Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Imaam Ahmed Gurey wuxuu ku dhashey magalada Harar wuxuu ahaa nin Inta badan Amusan oo aan hadal badneen oo Diinta Islaamka sifiican u,bartey wuxuu u badnaa Duleedka magaalada Harar wuxuu Salada Jimcaha ku Dukankan Jirey Masajidka weyn Magalada Harar wuxuu garabka ku sidan jirey seef iyo Kutubka Quraanka. Waxaa dhacdey maalin maalmaha kamid in caruur ay goobku cayarayaan...

Saddax masuul oo ka tirsan maamulka degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir ayaa joojiyay shaqadii ay ka hayeen dowladda Hoose ee Xamar kadib markii ay soo wajahday cabsi badan oo dhanka ammaanka.Guddoomiye Waaxeedyadii qaabilsanaa Waaxyaha kala ah Nageyle, Faanoole, Farjano ayaa joojiyay shaqadii ay hayeen, waxaana qaarkood la sheegay in ay ka baxeen magaalada Muqdisho halka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi iyo maalgashi ee haatan horyaalla labada dhinac. Madaxweynaha ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda iskaashiga Afrika iyo Ruushka oo uu sheegay in uu yahay mid labada dhinac faa’iido u...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan  Cali Muxumed Caraalle, iyo Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo Siyaasadda Gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdi ayaa maanta booqday qaar ka mid ah Xaafadaha Magaalada oo saameyn culus ay ku yeesheen Fatahaada Wabiga, iyagoo u kuur galaya xaaladda iyo saameynta biyaha, iyadoo ay socdaan dadaalo dadkaasi lagu samatabixinayo. Gudoomiyaha Gobalka...

Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa maanta qarax miino waxaa lagula eegtay degaanka Buurane oo ka tirsan degmada Mahaday ee gobolka Shabeellaha Dhexe Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay meel beero ay ku yaallaan, islamarkaana ay joogeen dad Shacab ah. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qarax miino ee loo dhigay ciidanka AMISOM uu haleelay mid ka mid ah gawaarida ...

Duqayn ayaa ka dhacday Gobolada jubooyinka iyo Shabelooyinka Duqayta ayaa wax si gaar ah loo bartilmaameedsaday fariisamo muhiim u ahaa Alshabaab oo ku yaaley halkaasi Labo xaruumood oo degmada Bu’aale kuyaley oo fariisin u aheed kamaandooska Alshabaab ayaa gebi ahaanba dhuulka ladhigey kadib markii lala haleeley gantaal dagaal yahano gaaraya kudhowaad 400 askari ayaa...

Boqolaal taageerayaal ah ayaa maanta isugu soo ururay dibedda guriga Jawaar Mohamed oo ah nin u dhaqaaqa bulshada Oromada, oo ay ishayaan dowladda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed. Arrintan ayaa imanaysa maalin kadib markii ciidamada ammaanka ay hareereeyeen guriga Jawaar kadib markii ra’iisul wasaare Abiy Ahmed uu u digay “dadka haysta baasaboorada ajnabiga...

Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo ah Wasiirka Wasaaradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay maxkamad la tiigsan doonaan ciddii dambe ee Soomaaliya ku sheegto inay tahay wadan musuq maasuq hareeyey. Wasiirka oo maanta ka hor hadlayay Golaha Aqalka sare ayaa sheegay in muddo badan Soomaaliya lagu sheegayey inay tahay wadan aan lagu kalsoonaan Karin oo aan...

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug Caawa oo ka bilowday kulamo kala duwan oo lagu kala taageeraayo Guddiyadda doorashada dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Ururka Ahlusunna ay ku dhawaaqeen. Dadka kunool Magaalada ayaa labo qeybood noqday qeyb taageersan Guddiga doorashada Galmudug iyo kuwo taageersan guddiga ay Magacaabeen Ahlusunna. Dowladda Soomaaliya...

Wasiirka Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka Hir-Shabeelle Cabdi Mahad Qoorgaab  ayaa sheegtay in fatahaada Wabiga ay ka barakaceen ilaa 450 Kun oo Qaf, kuwaa ka cararaya fatahaada uu sameynayo Wabiga Shabeelle. Wasiirka ayaa sheegay in Roobkii deyrta ee ugu xooga badnaa  uu ka da’ay degmooyinka Baladweyne, Jowhar Buulo-Burde iyo deegaano  kale kaa oo sababay...