B/weyne Oo Looga Diyaargaroobayo Munaasabadda 1-da Luulyo

by admin | Saturday, Jun 30, 2018 | 984 views

Magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa haatan waxaa ka soconaya diyaargarowgii ugu dambeeyey ee munaasabadda Kowda Luulyo, maadaama ay tahay markii ay gumeystihii Talyaaniga ka xoroobeen gobollada Koonfureed ayna midoobeen gobollada Waqooyi iyo Koonfur.

Shacabka B/weyne oo aan kala har lahayn ayaa doonaya in maalintaan ay si weyn u xusaan.

amniga magaalada  ayaa ad loo adkeeyay   waxaana  la arkayaa  ciidamada  dowlada  oo baraya   dadka  iyo  gawaarida  soo gala magaalada.

Like it? Share it!

Leave A Response