Barakac ka bilowday xaafado kamid ah Beledweyne {Sawiro}

by admin | Friday, Oct 18, 2019 | 110 views

Qaar ka mid ah  dadka ku nool  magaalada Beledweyne ayaa bilaabay inay kabarakacaan guryahooda kadib markii uu wabiga Shabelle  uu ku soo fatahay.

 

Xaafadaha dadka ugu badan ay ka barakaceen waxaa kamid ah Xaafada Xaawo Taako gaar ahaan laanta dhagax jabis iyo Xaafada Howlwadaag kadib markii ay ku soo jabsadeen biyo ka yimid wabiga Shabelle iyo kanaalo

Maalmihii la soo dhaafay ayaa  waxaa soo baxayay digniino ku aadan in wabiga Shabelle uu wado biyo faro badan ayna halis tahay inuu fataho.

 

Like it? Share it!

Leave A Response