C/casiis Lafta Gareen oo ku guuleystay Madaxweynaha Koonfur Galbeed

by admin | Wednesday, Dec 19, 2018 | 764 views

Cabdicasiis Xasan Maxamed oo si weyn loogu saadaalinaayay in uu noqon doono Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa goor dhow ku guuleysatay doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo.

Lafta Gareen ayaa kusoo baxay Wareegga Koowaad ee doorashadda maamulka Koonfur Galbeed, waxaana uu helay Codad dhan 101 Cod sidda ay xaqiijiyeen Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed.

Like it? Share it!

Leave A Response