Cali Caraale oo Sheegay In uu Burburay Wanwaan la doonayay in uu Xilka Ku wareejiyo

by admin | Sunday, Apr 5, 2020 | 526 views

Cali muxumed caraale gudoomiyihii maamulka gobolka hiiraan oo mar kale shir jaraaid ku qabtay magaalada beledweyne ee xaruunta gobolka hiiraan ayaa sheegay in gudoomiyaha sharciga ah in uu yahay waxaa uu markale ku celiyay in uusan aqoonsaneen wareegtadii kasoo baxday madaxweynaha hirshabeele maxamed cabdi waare  taasoo sheegay in aysan sharci aheyn waxaa uuna dowlada somaliya iyo xildhibaanada deegaan doorashadooda tahay hirshabeele in ay soo fara geliyaan gobolka hiiraan,

Like it? Share it!

Leave A Response