Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda gobolka Mudug wararka  naga soo garaya    waxa ay sheegayaan in ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ay xabsiga dhigeen Wariye Axmed Khaliif Geedi oo ka mid ahaa Wariyeyaasha ka howlgalla Gaalkacyo. Sidda ay u xaqiijiyeen  SHabakada Reegaay.com Wariyeyaal ku sugan Gaalkacyo Axmed Khaliif Geedi hadda waxaa uu ka tirsanaa Tv-ga lagu...

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada reegaay.com ayaa sheegaya in Xiisada ka dhex taagan Golaha shacabka oo ay dabada ka riixeyso Xukuumadda Soomaaliya uu si fudud ku xalin karo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi hadii uu Kheyre iyo kooxdiisa ku amro inay joojiyaan ololaha ka dhan ka ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Xildhibaano badan ayaa sheegay in Guddoomiye...

Kulunkaan loo gu hadlayey siidi wax loogu gaban lahaa biya yarida ka Ka Jirta  Deeganada Dowlad Gobaleedkaq Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee  Maanta Ka Dhacy Magalada Baydhabo Ayaa Waxaa Ka Qeyb Galay Masuuliyiin Ay Ugu Horeeyaan Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Ahna Wasiirka Amniga Xasan Xuseen Maxamed Iyo Wasiirka Macdanta Ee Dowladda Soomaaliya. Kulanka intii uu...

DAAWO KULAN LOOGA HADLAYEY SIDII BIYO NADIIF AH LOOGA HELILAHAA DEGAANADA KOOFUR GALBEED SOOMAALIYA , HOOS KA DAAWO MUQAALKA ...

Dowlada Soomaaliya Ayaa sheegtay in ay Qaadayso Dagaallo cusub Oo dhan ah Alshabaab gaar ahaan Deega HOOS KA DAAWO MUQAALKA ...