Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Koox ka dhisan magaalada London oo ka ciyaarta horyaalka Premier League ayaa lagu qasbay inay shaqada ka joojiso tababaraheedii oo ka qayb-galay muddaharaad ay soo abaabuleen qoylaha garabka midi gee siyaasadda dalka Ingiriiska, kuwaas oo socod ku maray qaybo ka mid ah magaalada. Mark Phillis oo ahaa tababaraha kooxda dhallinyarada ee West Ham United, ayaa Sabtidii bartiisa...

Xiddigaha Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi ayaa ah xiddigo ka yaabsaday taageerayaasha kubada cagta kadib markii ay noqdaan labadii xiddig ee ugu horeeyay ee ku guulaysta min shan jeer abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or-ka. Labadan xiddig ayaa sidoo kale isku baacsada waxyaabo badan oo kale oo ah rikoodhayaal ka yaala kubada cagta oo ay tahay xiddiga...

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa xayndaabkeeda kusoo dhoweynaysa tababarihii shaqada ka beddeli lahaa macallinkeeda cadaadiska badan saaran yahay ee Julen Lopetegui oo la filayo in la caydhiyo haddii kulamada soo socda uu guul gaadhi waayo. Sida uu qoray wargeyska Telemadrid, Real Madrid ayaa xidhiidh dhow la leh Michael Laudrup oo isagu isku soo bandhigay Los Blancos...

Mohamed salah ayaa ah xiddiga ugu fiican kooxda Liverpool inkasta oo uuna xilli ciyaareedkan ku jirin qaab ciyaareed fiican ilaa haatan bilowga xilli ciyaareedkan. Salah ayaa ah xiddigii ugu horeeyay ee Liverpool u dhaliyo goolal badan tan ilaa Luis Suarez oo wacadaro ka dhigay Liverpool ka hor intii uuna ka tagin kooxda. Hadaba daawo labada xiddig oo go,aami midkee ugu...

Maalmihii guulaha ee xulka qaranka Germany ayaa mar kaliya ay beddeleen maalmo madow oo sababay in xattaa khubrada ciyaaraha ku dheer ay garan la’yihiin maarayntooda, laakiin kaligood maaha dalka guulaha waaweyn helay ee waqtigu ku adkaaday. Xulka qaranka Spain ayaa sidan oo kale, waxa uu galay mugdi laga soo bilaabo Koobkii Adduunka ee 2014, kaddib saddex koob oo waaweyn...

Kulanti wacan oo wanaagsan daawaydaasheena qiimaha & qadarinta inaga mudan waxaad kusoo dhawaataan xalqadii 24aad ee Xubinta Xaqiiqooyinka xidigaha. Xubintan oo aad si toos ah ugala socaneysaan Bogeena ayaa maanta waxaanu ku eegi doonaa Xalqada 24aad. Maantana waxaan ku eegi doonaa Taariikhda Firminho. Mudo badan waxa uu ku noolaa Xaqiraad, Cidna Majecleyn mana rumeysneyn...

Kuma badna ciyaartooyada inay galaan xabsiyada oo ay muddo dheer ku qaataan, dembiyada ay galaan intooda magac lehna waxay ku koobnaadaan kuwo waqti gaaban ah oo aan loogu dirin jeelka marka llaga reebo ciyaartooyo faro ku tiris ah oo waxyeello gaadhsiiyey dad kale. Xiddiga reer Taurkey ee Arda Turan ayaa noqday ciyaartoygii ugu magaca weynaa ee muddooyinkan dambe lagu...

Sucuudi Carabia ayaa la dhibaatoonaya ceebta kasoo gaadhay dilka wariye Jamal Khashoggi oo lagu dhex khaarajiyey safaaradda dalkaasi ku leeyahay magaalada Istanbul, kaas oo ay kasoo gaadhay dhibaatooyin dhaqaale, sumcad iyo mid kale oo dhinaca ciyaaraha ah. Kulanka ugu weyn dunida ee inta sannadkan ka hadhsan la ciyaari lahaa ayaa ah ciyaarta musaaricada WWE ee loo yaqaano...

Kubada cagta ayaa ah mid aan waxba la iloobin iyada oo dhacdo kasta, Gool kasta iyo wax walba oo ka dhaca garoonka dhexdiisa la diwaan galiyo si ay u noqoto taariikh dib loo xuso marka ay mid la mid ah dhacdo wakhti dambe. Mohamed salah ayaa habeen dhawayd dhaliyay gool koorne toos ah taas oo aan ahayn markii ugu horaysay ee uu xiddig dhaliyo gool koorne toos ah oo kulan...

Feedhyahanka Muslimka ah ee Khabib Nurmagomedov ayaa kaddib guushii weynayd ee uu ka gaadhay ninkii aflagaadeeyey diinta Islaamka ee Conor McGregor, waxa uu dalbaday inuu la ciyaaro ninka aan weligii dhinaciisa dhulka la dhigin ee Floyd Mayweather oo u dhashay waddanka Maraykanka. Khabib ayaa waxa uu tilmaamay in uu doonayo in uu la ciyaaro qof kasta oo kasoo badiyey...