Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabul xooggan oo dagaal, kaa oo ay wadaan ciidanka milatariga Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka . Ciidamo aad u tiro badan iyo saraakiil milatari ayaa gaaray maalmihii lasoo dhaafay degmada Maxaas, waxaa sidoo kale magaaladaasi ku sugan masuuliyiin kala duwan ay ku jiraan xildhibaanno,...

Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay amar kasoo baxay Militariga Afgambiga ku qabsaday Dalka Niger oo xadidaya Hay’adaha kala duwan ee gargaarka si ay u gacansiiyaan dadka dhibaateysan ee awood ahaan liita. War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in tallaabadaas ay tahay mid kala dhantaaleysa gargaarka Bani aadamnimo ee Hay’adaha ay siiyaan Dadka awooddoodu...

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaankii 10aad Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Dowlad-Goboleedyada Koofur Galbeed iyo Jubbaland ugu baaqay diyaargarowga howlgallada ka dhanka ah ‘AS’. Xildhibaan Maxamed Mursal ayaa sheegay in dagaalka lagu qaaday ‘AS’ ee looga qabsaday dhulka baaxadda weyn ee Dowlad-Goboleedyada...

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horraysay qiray in ciidamada xoogga dalka ay kasoo baxeen furimaha dagaalka, kaddib dagaalkii ka dhacay ka dhacay degaanka Cawsweyne. ⓘ Madaxweyna oo xalay ka qeyb galayay kulan su’aalo lagu weydiinayay oo ka dhacay aaladda Twitterka, ayaa wuxuu sheegay in weerarkaas uu Dowladda kasoo gaaray saameyn xooggan. Madaxweyne...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow oo uu weheliyo wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle, Muuse Salaad wehliye iyo Masuuliyiin kale ayaa gaaray furumaha hore ee dagaalka lagula jiro Al-shabaab, si ay u dhiiri geliyaan Ciidamada dib-u-xoreynta deegaanka iyo kuwa Xoogga Dalka. Guddoomiye Sufuroow ayaa markii uu gaaray deegaanka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin ayaa min derajo ugu daray Ciidamada ku sugan Deegaanka Daarul-Nicma Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle. Sababta uu dalacsiintaas ugu sameeyay ayuu ku tilmaamay in ay u dhabar adeegeen howlgalka culus oo ay wadaan iyo go’aanka ay ku gaareen in ay sii joogaan deegaanka...

Qof ismiidaamiyay oo saarnaa mooto ayaa qarax la beegsaday kolonyo ciidamada ammaanka ah oo ku sugnaa waqooyi galbeed Pakistan halkaasoo oo uu ku dilay ugu yaraan 9 askari, 20 kalana way ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen militariga dalkaasi. Weerarka ayaa ka dhacay degmada Bannu oo ka tirsan gobolka Khyber Pakhtunkhwa oo xuduud la leh dalka Afghanistan, sida lagu sheegay...

Waxaa meesha ka baxday rajadii laga qabay inay magaalada Gaalkacyo ku kulmaan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo hogaamiyaha Puntland Siciid Deni. Deni oo weli ku maqan safar dibadda ah ayay wararku sheegayaan inuu ka baaqday socdaalkii magaalada Gaalkacyo. Axmed Karaash oo ah Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa gelinka hore ee maanta ku wajahan magaalada...

Gobolka Sanaag gaar ahaan Deegaanka Ceel Af-weyn waxaa ka dhacay dagaal beeleed dhexmaray labo Maleeshiyo hubeysan, dagaalkaas ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 20 ruux oo isugu jira Dad rayid ah & dhinacyadii dagaalamay. Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhaawacmay dagaalka Ceel Af-weyn sida ay xaqiijiyeen Xildhibaanno katirsan Golaha Wakiilada Somaliland, Mas’uuliyiin,...

Hay’adda caalamiga ah ee ICRC ayaa waxay shaacisay inay booqatay maxaabiista labada dhinac ee dirirtu dhexmartay, ee Somaliland iyo SSC- Khaatumo, kuwaas oo ku kala xiran magaalooyinka Hargeysa iyo Laascaanood. ⓘ Warbixin ay hay’addu soo saartay ayay ku sheegtay, in ujeedada booqashadeeda ay ahayd, mid bini’aadantinimo, iyo inay hubiyaan in dhammaan maxaabiista...