Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Framaajo ayaa la filayaa in uu booqasho ku tago dalalka Turkiga iyo China dhamaadka Bishan. Safarka ugu horreeya ee Madaxweyne Farmaajo waxaa uu ku tagi doonaa dalka Turkiga,halkaas oo ka sii aadayo Dalka China. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo la hadlay   warbaahinta  ayaa...

Ciidamada Booliska Itoobiya ayaa xaqiijiyay in dilay labo ruux oo ka tirsan qowmiyadda Tigreega xilli ay ku sugnaayeen gobolka Oromada. Wararka qaar ayaa sheegaya in dilka labadda ruux ay daba socoto Xiisadda maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd Xadka Soomaalida iyo Oromada ee dalka Itoobiya. Labada qof ee la dilay ayaa la sheegay inay yihiin beeralay tobbonnaan sanno ku...

Magaalooyinka Muqdisho, Nairobi iyo Baydhabo ayaa waxaa si aad ah looga dareemayaa dhaq dhaqaaq siyaasadeed oo ka dhan ah Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.Bisha 11-aad ee sanadkan ayaa waxaa lagu wadaa in degaanada Koonfur Galbeed ay ka dhacdo Doorashada Madaxweyne ee maaamulka Koonfur Galbeed, maadaama uu watqiga ka idlaaday Shariif Xasan. ...

Beesha Caalamka ayaa waxa loo gudbiyey Qoraal kusaabsan inuu fadhiid noqday Shaqadii Golaha Sharci Dejinta Soomaaliya. Waxa Qoraalkaan diyaariyey Xildhibaano uu horboodayey Afhayeenkii Hore Ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Jawaari oo maalmahaan kusugnaa Nairobi uu sheegay in howlihii Baarlamaanka ay gaabis noqdeen...

Ugu yaraan 67 ruux oo isugu jira qaxooti Soomaali iyo Eritrea ah oo saaran Markabka Aquarius ayaa loo diiday inay gudaha u galaan qaarada Yurub, waxayna taagan yihiin badda Mediterranean-ka. Saraakiil ka mid ah kuwa u dooda xuquuqda aadanaha ayaa waxa ay sheegeen Qaxootigan inay ku jiraan caruur, islamarkaana ilaa hadda ay la’yihiin wadan qaabila oo magangalyo siiya. Talyaaniga...

Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in ay qaadayso tallaabo ay ku dajinayso suuqyada ka dib markii qiimaha lacqagtoodu uu meeshii ugu hoosaysay ka gaaray suuqyada saamiyada ee Aasiya. Faahfaahinta tallaabadaas ayaa wax yar ka dib la shaacin doonaa, sida uu wargaeyska Turkiga ka soo baxa ee Hurriyet u sheegay wasiirka maaliyadda. “Subaxnimada Isniinta iyo wixii ka dambeeyaba...

Xubna sare oo ka socda Jabhadda ONLF ayaa fiidnimadi xalay gaaray magaalada Addis Ababa, wafdiga oo uu hoggaaminayey afhayeenka Jabhadda ONLF Caddaani Cabdulqaadir waxay ka kooban yihiin 3 xubnood oo sare. Wafdiga waxaa gigada diyaaradaha caalamiga ee Bole ku soo dhaweeyey wasiiru dowlaha xafiiska arrimaha isgaarsiinta dawladda Itoobiya Kaasaahun Gofe. Caddaani oo ka warramaya...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa fariin u diray xubnaha ka tirsan dowladda, kadib markii uu xalay ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay maalinta dhalinyarada adduunka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Khayre ayaa waxa uu sheegay xubnaha ka tirsan dowladda ee ku fakaraya inay lunsadaan hantida qarankla, taasi inaanay u suuragaleynin,...

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay xukun ku fulisay labo Nin oo Kufsi iyo dil u geystay lix Haween ah. Labada eedeysane ayaa midkood lagu eedeeyay in uu kufsaday Afar Haween ah oo uu labo ka mid ah dilay Kufsiga kaddib,waxaana lagu xukumay 100 Jeydal iyo in uu bixiyo diyada labada Haweenka ah ee uu dilay. Arrintaas ayaa ku timid kaddib markii labada Haweenka ah ee...