Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka ee gobolka Hiiraan Ibraahim Xasan Cabdulle ayaa ayaa sharci daro ku tilmaamay go’aankii ay Baarlamaanka Hirshabeelle ku kala direen garsoorka maamulka Hirshabeelle. Guddoomiyaha ayaa sheegay in Baarlamaanka Hirshabeelle aysan awood u lahayn inay kala diraan Garsoorka islamarkaana uusan sax ahayn go’aankii Baarlamaanka ay qaateen. Waxa...

War qoraal ah oo shalay ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Soomaaliya ay garab taagan tahay Sacuudiga, islamarkaana ay ka soo horjeedo in fara gelin lagu sameeyo arrimaheeda gudaha. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay sababtii ay ku taageertay dowladda Sacuudiga, waxaana u hadlay Wasiirka arrimaha dibadda...

Maxamed Cumar Macalin oo ahaa Xoghayihii joogtada ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya iska casilay xilkii uu ka hayay Wasaaradaasi. Xoghayaha ayaa warqad uu soo saaray ku sheegay inuu isku casilay duruufo adag oo u saamixi waayey inuu sii wato shaqadii uu u hayey wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta. Sidoo kale wuxuu sheeegay...

Qalalaasihii maalmihii dhawaa ka taagnaa magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay, ganacsigii iyo dhaq dhaqaaqii magaalooyinka Wajaale iyo Jigjiga. Maanta ayaa waxaa si rasmi ah u bilowday isu socodka gaadiidka iyo shacabka isaga kala gooshaya Labadaa magaalo, kadib muddo isbuuc ku dhaw oo uu hakad ku jiray. Taliyaha...

Waa qiimo aad usareysa marka loo eego Cirbadaha la isku duro xitaa waddamada Hormaray Ee Caalamka. Magaalada Jowhar ayaa waxay Caasimad u tahay Xarunta Maamul Gobolleedka HirShabelle,waxaana la sheegay in Cirbada Raabiyada Ah ay gaartay Qiimaheeda Lacag dhan $50 Dollarka Mareykanka. Waxa Cirbadaasi loo adeegsadaa inay ka hortagto Cudurka ku dhaca Eeyga taasi oo maalmihii...

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta laga helay Meydadka labo ruux oo Oromo ah, kuwaasoo oo la sheegay in la dilay. Qaar ka mid ah dadka kunool Boosaaso ayaa Warbaahinta u sheegay in labadda ruux Mid ka mid ah Qoorta laga jabiyay sidaasna uu ku dhintay. Labo ruux ayaa la sheegay in ahaayeen dhalinyaro, islamarkaana si xun loo dilay. Lama ogga Cidda...

Qarmada Midoobay iyo dalalka reer Galbeedka waxa ay marwaliba sheegaan iney ka go’antahay dhisida Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, balse waa waxba kama jiraan, sidaasi waxaa lagu yiri Maqaal lagu daabacay Wargeyska Foreign Policy. Todobaad ayaa laga joogaa markii Golaha Qaramada Midoobay ay isku raaceen in muddo kordhin loo sameeyo ciidamada Howlgalka Midowga Africa ee...

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay garab taagan tahay Dowladda Sucuudiga. Qoraalka Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay diiddan tahay faragelin kasta oo arrimaha dibadda ah oo lagu sameeyo arrimaha gudaha Dalka Sucuudiga. Dowladda Soomaaliya...

wararka naga  soo  garaya  magaalada baladweyne  ee xaunta  gobolka hiiraan ayaa sheegay  in magaalada  lagu afduubtay     dad kale  ka dib markii maalmahan magaalada ay ka taagneyt xiisad  ka dhalay xoolo kala dhacay. wararka  qaar waxaa ay sheegayaan in uu maamulka ku lug leeyay   afduubyada  ka dhacay  magalada baaldweyn ka dib markii  ay la safteeen   ...

Diyaarad Millatari oo nuuca Helicopter-ka ah ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya waxa ay ka dejisay Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo laba maalmood ka hor xilka ku wareejiyay Axmed Cabdi Maxamed Ilkacase. Ciidan hubeysan oo ka tirsan Millatariga Itoobiya ayaa shalay jirdil kadib waxa ay magaalada Jigjiga ka kaxeeyeen...