Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC, ayaa ka socda dhinaca bari ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waana markii labaad oo maanta gudaheed halkaasi dagaal ka qarxo. ⓘ Warar horudhac ah oo aanu helayno waxay sheegayaan in madaafiic lagusoo garaacay magaalada Laascaanood, walow aan la ogayn khasaaraha ka dhashay illaa iyo haatan. Lama...

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb ku qaabbilay wafdi ay hoggaamineysay Ms. Wafaa Saeed oo ah madaxa Unicef ee Soomaaliya, sidoo kale kulanka waxaa ku wehlinayay madaxda hay’adaha kale ee Qarammada Midoobe ee UNHCR, IOM iyo FAO. Kulanka ayaa looga hadlay mashaariicda ay hay’adaha QM ka wadaan...

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan oo kasoo kicitamay magaalada Kismaayo ayaa waxaa halkaas kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan gobolka, kana degmada iyo bulshada rayidka ah. Safarkan ayaa waxaa sidoo kale qayb ka ah wasiirka amniga dowlad...

Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed waxaa ka socda kulamo looga hadlayo sidii go’doonka ay gashay Magaaladaas looga qaadi lahaa sida ay Mustaqbal u xaqiijiyeen ilo ku dhow kulankaan. Saraakiisha Ciidamada ku sugan Baydhabo ee Federaalka, Midowga Afrika ee ATMIS & Daraawiishta ayaa kulamo gaar gaar ah yeeshay iyaga oo ku ballamay...

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamo horleh waxaa ay geysay degaano hoostaga degmooyinka Cadalle iyo Ceeldheer ee ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. Ciidamadaan oo ka baxay Magaalada Muqdisho, isla markaana wata Gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa degmada Galcad kusoo dhaweeyay...

Nin u dhashay dalka Hindiya kaas oo si maalinle ah uga dawarsada jidadka magaalada Mumbai ayaa la sheegay inuu yahay maalqabeen heysta adduun lacageed oo gaaraya hal milyan oo doollar. Halka dad badan oo Hindi ay si saacado badan maalin walba u shaqeeyaan si ay u helaan waxoogaa rupees ah, Bharat Jain, oo loogu yeero ‘tuugsadaha ugu maalqabeensan dunida’ wuxuu sida...

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa ka hadlay dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. ⓘ Dagaal beeleedka ayaa si gaar ah uga soo cusboonaaday inta u dhaxeeysa degmooyinka Raagge Ceelle iyo Cadale, kaasoo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo wada dega deegaanadaas. Wasiirkka...

Hay’adda caalamiga ah ee Badbaadinta  (IRC) ayaa waxay si weyn walaac uga muujisay ka bixitaanka Ruushka ee heshiiska Hadhuudhka soo mara Badda Madow, taasoo ay sheegtay inay khatar gelinayso mustaqbalka dhoofinta hadhuudhka gobolka. Hay’adda IRC iyo hay’ado kale oo caalami ah ayaa sheegay go’aanka uu Ruushka kaga baxay heshiiskan in uu dhibaato weyn ku yahay...

La taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macalin Maxamuud ayaa daboolka ka qaaday in dowladda Soomaaliya aysan howlgalka ATMIS ka helin taageeridii looga baahnaa dagaalka Alshabaab. ⓘ Xuseen Macalin Maxamuud waxa uu sheegay qorshaha howlgalka AMISOM loogu beddelay ATMIS inay ahayd, inay qaadaan weeraro guurguura oo lagu beegsanayo Alshabaab....

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka HirSHballe, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Xasan Sheekh ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere uga hortegay madaxweynaha HirShabelle, Cali Guudllaawe iyo labada gole ee maamulkaasi. Ujeedka safarka madaxweynaha...