Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa galinkii dambe ee Shalay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ku dilay Wasiirkii hore ee Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey. ⓘ Dilka Marxuum Muudeey ayaa la sheegay inuu dhacay xili uu kasoo baxay Masaajid uu kusoo Tukaday Salaadii Casir, waxaana goobta isaga baxsaday dableydii geysatay dilka Marxuum...

Hay’adda amniga maamulka Puntland iyo maamulka nugaal ayaa beeniyay in ay jirto dhiilo colaadeed oo dib usoo cusboonaatay oo ka jirta magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. ⓘ Masuuliyiintan oo xalay saqdhexe oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in xaaladda amni ee magaalada Garowe ay tahay mid degen, islamarkaasna aysan jirin wax dhaqdhaqaaq ciidan ah oo...

Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo ay isku aruursanayeen ciidamo ka tirsan kuwa Al-shabaab. ⓘ Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgalka xoogiisa ka fuliyay dhulka howd ka ee ku yaala deegaanka Cali seer oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha...

Qaraxaan ismiidaaminta ah oo goordhaw ka dhacay xerada ciidamada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu geystay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawacba leh. ⓘ Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu fuliyay nin isku soo xiray jaakada waxyaabaha qarxa, kaasoo isku dhax qarxiyay...

Guddoomiyaha cusub ee uu saaka doortay Golaha Wakiilada Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon ayaa xaflad soo dhawayn ah loogu sameeya madaxtooyada Somaliland. ⓘ Xaflada ayaa waxa kasoo qayb galay wasiiro, guddoomiyaha golaha guurtida, xildhibaano, dadkale oo caan ah, madaxda xisbiga Kulmiye, saraakiil ka socota ururada cusub iyo madaxwaynaha Somaliland...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug  ee Galmudug  Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdille (Marexaan) ayaa digniin ka soo saaray jariska Dhuxusha oo aad looga Isticmaalo degaanada Gobolkaas. Qoraal ka soo baxay Gudoomiyaha ayaa waxaa lagu xusay in tallaabo cad laga qaadi doono cid allaala ciddii lagu helo jarista iyo ka Ganacsiga dhuxusha. Waxaa uu digniin adag u diray dadka...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ugaas Maxamuud Cali Ugaas, Imaam Daahir, xubno kamid ah Golaha Wasiirada HirShabeelle, Guddoomiyaha Sh/ Dhexe iyo madax kale ayaa gaaray degaanka Xaaji Cali ee Gobalka Shabeelada dhexe, waxayna halkaas ay kulamo kula leeyihiin dhinac kamid ah beelaha dhowaan ku dagaalamay inta u dhaxeysa Cadale iyo Raage-Ceelle. Mas’uuliyiintaan...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan iyo xog-wareysi isugu jira hoygiisa kula yeeshay Xildhibaannada labada Aqal ee deegaan doorashadoodu tahay Puntland. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Xildhibaannada warbixin ka siiyey heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka iyo dadaalka Xukuumadda Dan-Qaran ee ku aaddan sidii loo...

Roobabkii ugu cuslaa ee ku dhuftay gobolka Nova Scotia ee dalka Canada muddo ka badan 50 sano ayaa sababay daadad sababay khasaare aan la qiyaasi karin, afar qofna waa la la’yahay, oo ay ku jiraan laba carruur ah, sida ay saraakiishu sheegeen. Duufaantan, oo bilaabatay Jimcihii, waxay socotay 24 saacadood oo keliya Daadadka ka dhashay ayaa qaaday waddooyinka “Waxaan...

Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa ku guulaystay aqlabiyada codadka doorashadii guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland, isaga oo sida ku noqday guddoomiyaha golaha ee cusub. ⓘ Xildhibaan Faratoon ayaa helay codadka 46 Xildhibaan oo kamid ah 81 xildhibaan oo codeeyay halka Xildhibaan Maxamed Khadar Daahir oo la tartamayay uu helay codadka 35 xildhibaan,...