Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Hoggaamiyihii hore ee Aqlabiyadda Baarlamaanka Dalka Kenya Farax Macallin ayaa sheegay in Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Soomaaliya ay yihiin Agoonta Maamulkii Tigreeda ee dalka Itoobiya. Faarax oo bartiisa Twitter-ka ku qoray qoraal uu kaga hadlayay arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’isalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Axmed uu xilka ka qaaday taliyayaashii...

Ugu yaraan saddex ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen ka dib markii weerar uu kusoo qaaday Libaax kasoo fakaday xero ku taalla degmada Duuda ee dalka Jabuuti sidda ay sheegeen Mas’uuliyiinta degmadaasi. Libaaxaan ayaa ka baxsaday beer weyn loo dalxiis taggo, islamarkaana lagu xanaaneeyo xayawaanada. Xildhibaan kasoo jeeda degaanka ayaa sheegay inay gurmad u...

Haweenay u dhalatay Dalka Maraykanka oo lagu magacabo Annabelle Jefferson oo 44 sano jir ah ayaa kiis ka dhan ah walidiinta u gudbisay maxkamada ku taala gobalka California  kadib markii sida ay sheegtay ay dhaleen iyadoo fool xun. Mss.Jefferson ayaa aaminsan in walidiinta ay masuul ka yihiin muqaalkeeda aan farxada galinayn taas oo sababay in mudo 3 jeer ah la soo furo...

Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Tiyaatarka Qaranka. Qaraxa ayaa la aaminsan yahay in uu mid lagu xiray gaari nooca raaxadda ah oo maraayay kasoo horjeedka Tiyaatarka Qaranka ee degmada Warta nabadda. Ilaa iyo hadda lama Ogga Khasaaraha ka dhashay Qaraxa laakiin sawirro laga soo qaaday goobta uu Qaraxu ka dhacay...

Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen shabakado labo ah oo ka tirsanaa AL-shabaab una qaabilsanaa qaraxyada iyo dilalka qorsheysan. Wasiiru dowlaha Wasaaradda amniga Maamulka Jubaland Maxamed Cabdi Kaliil,ayaa sheegay in Shabakaddan oo ka kooban 10 Qof ay todobo ka mid ah qirteen. Waxaa uu intaas ku daray Kaliil, Ciidamada amaanka ay ka hortageen Raggaas...

Ururka Al Shabaab ayaa Saaka waxa ay weerar culus ku qaadeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay inoo sheegeen dad ku sugan gudaha degmadaasi. Shabaab ayaa labo jiho ka weeraray degmada, waxayna gudaha degmadaasi kula dagaalameen ciidanka dowladda federaalka . Shabaabka ayaa weerarkan soo qaaday, xilli dadka reer Afgooye ay isu diyaarinayeen Salaadda...

Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ku dilay labo wiil oo Saaxiibo ah sidoo kalena dhawaan ka qalin jabiyay mid ka mid Jaamacaddaha ku yaalla Magaalada Boosaaso. Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal Labada Wiil ee la dilay oo saaxiibo ahaa, ayaa waxaa dilkooda uu ka dhacay nawaaxiga halka loo yaqaan Huurse ee Bartamaha Magaalada...

Ciidamo isagu jira Mareykan iyo Soomali ayaa ku duulay guriga Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya, Aadan Cabdulle Cismaan [Aadan Cadde], oo ku yaalla degaanka Janaale, ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada ayaa jebiyay guriga, waxaana ay kala soo baxeen saddex dhalinyaro ah, xubno katirsan qoyska Aadan Cadde Jimcihii lasoo dhaafay, sida ay sheegeen saraakiil ku...

Bankiga adduunka ayaa saadaaliyay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkan kordhi doono Saddex ilaa Afar boqolkiiba, wuxuuna daabacay qiimeyntiisii Saddexaad ee ay ku sameeyeen dhaqaalaha Soomaaliya, taasi oo muujineysa qodobada ugu waa weyn ee tilmaamaya inuu dhacay horumar dhaqaale iyo in kale. Warbixintan ayaa timid iyada oo sanadkii hore Soomaaliya ay ku habsatay abaar...

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wasiiradiisa uga digay inay saxiixaan heshiisyo caalami ah, iyada oo aysan la socon xafiiska ra’iisul wasaaraha, garyaqaanka guud iyo golaha wasiirada Soomaaliya. Shirkii golaha wasiirada ee shalay ayaa lagu soo bandhigay dhibaatooyin dhaqaale oo ka dhashay heshiisyo ay galeen dawladihii hore,...