Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xaqiijiyey in uu dalkiisu burburiyey hubkiisii kiimikada ahaa ee ugu dambeeyay. Tallaabadan ayaa daba socotay dedaal tobanaan sano socday oo lagu doonayey in dunida looga cirib tiro hubkan halista ah, kadib markii dagaalkii kowaad ee aduunka si xad dhaaf ah loo isticmaalay, markaas oo loo arkay mid dabar goyn kara aadmiga. Heshiis...

Dab ka kacay suuqa tayeynta cusub ee magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida fiidnimadii dambe ee xalay ayaa geystay khasaare hantiyeed oo xooggan walow an wali la sheegin inta uu la egyahay khasaaruhu. Dabkan qasaday suuqa weyn ayaan la xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee uu geystay, halka uu ka bilowdday iyo sababta intaba, waaxana dabka uu ahaa mid...

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa saakay sheegaya in uu xiran yahay inta badan suuqii ugu weynaa Afgooye. Suuqa Afgooye ayaana sababta uu xiran yahay lagu sheegay in halkaasi tageen rag sheeganaya in ay leeyihiin milkiyadda dhulka uu kuyaallo suuqa ,taa oo xiisad dhalisay sababna u noqday in saakay xirmo. Qaar kamid ah ganacsatada suuqa...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay fiidkii hore ku dhexmaray nawaaxiga deegaanka Beera yabaal oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan. ⓘ Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii ciidanka dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ay weerar culus ku qaadeen goob ku taala nawaaxiga deegaanka Beera yabaal...

Dowladda Ingiriiska iyo Xafiisyada Qaramada Midoobay ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada, kaas oo looga gol leeyahay in wax looga qabto dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee ka taagan Soomaaliya. ⓘ Heshiiskan ayaa qeexaya bixinta lacago dheeri ah oo loogu talagalay baahiyaha degdegga ah ee nafaha lagu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddi gaar ah oo ka soo tala-bixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay xukuumadu usoo gudbisay Golaha Shacabka. Guddigan oo ka kooban shan xubnood ayaa waxay kasoo talo-bixin doonaan heshiiska xukuumaddu gashay, kadibna baarlamaanka ayay dib ugu soo celin doonaan talo...

Milkiilaha Shirkadda Twitter Ninka lagu magacaabo Elon Musk ayaa ku dhawaaqay in uu dacwad ka gudbinayo Barnaamijka cusub ee Threads oo ay leedahay shirkadda xifaaltanka adag uu kala dhaxeeya ee Meta. Elon Musk ayaa ku goodiyay in uu dacwad qoorta u gelin doonno dhiggiisa Meta Mark Zuberberg oo dhowaan sheegay in Barnaamijkaan cusub ee Threads uu saaxiib la yahay Shirkadda...

Ciidamada Israa’iil ayaa magaalada Nablus ee Daanta Galbeed ee dhulka Falastiin ku dilay labo nin oo ay sheegeen in ay baadi-goobayeen. War ay soo saareen ciidamada Israa’iil ayaa lagu sheegay in labada nin ay horay u dileen askari ka tirsan ciidamada Booliska Israa’iil. Wakaaladda Wararka Falastiiniyiinta ayaa iyaduna sheegtay in ciidamada Israa’ii ay weerar ku...

Agaasimaha Guud ee Nabadsugida iyo Sirdoonka Kenya NIS Nuradiin Yusuf Xaaji ayaa saaka booqasho ku yimid magaalada caasimadda ah Muqdisho, iyada uu soo dhoweeyay  Agaasimaha Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad. Booqashadan ayaa ah tii u horreysay oo Muqdisho ku yimaado Agaasimaha Nabadsugida Kenya, iyadoo maalmo ka hor uu Taliyaha Sirdoonka Kenya...

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa laalay shaqo joojintii uu shalay ku sameeyay Xisaabiyaha Guud iyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga Wasaaradda Maaliyadda oo labadaba uu shalay shaqada uga joojiyay amar diido iyo wada shaqeyn la’aan. Wareegtada uu shaqo joojinta kaga laabtay Wasiirka Maaliyadda ayaa lagu sheegay in laalista ku xusan wareegtadan aanay burineynin...