Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Nolosha malaayiin qof ayaa habeen qura is beddeli karta haddii xukuumadda UK ay Somaliland u aqoonsato dal madax banaan” sidaa waxaa yiri Sir Gavin Williamson. Wasiirkaas hore oo xubin ka ah xisbiga muxaafidka wuxuu shalay baarlamaanka hor geeyey sharci uu dalkiisa ku aqoonsanayo Somaliland, ayadoo ujeeddadu tahay in loollan lagala hor tago mowqifka diblomaasiyadeed...

Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gudaha Somaliland ayaa kasii dareysa, iyada oo mucaaradka uu digniin culus kasoo saaray kala horeynta doorashooyinka Somaliland. Xiisadda doorashooyinka ayaa markale cirka isku sii shareertay kadib markii Guddiga Doorashooyinka Somaliland uu Maxkamadda Sare ka dalbaday in go’aan ka gaadho doorashada soo horeynaysa ee Madaxtooyada iyo...

Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla oo ka soo jeeda beesha Xawaadle ayaa su’aal ka keenay sababta mar kasta xilka looga qaado guddoomiye kasta oo gobolka Hiiraan soo mara. Xildhibaan ayaa tusaale u soo qaatay guddoomiyaha gobolka Shabeellada Dhexe Axmed Faal oo sida uu sheegay xilkaas haya muddo dheer, isla markaana aan laga qaadin. “Ilaa maalintaan dalkaan imid guddoomiyaha...

Haweeney Shanghai u dhalatay ayaa dhawaan qabsatay hadalheynta dalkeeda Shiinaha kaddib markii la arkay iyada oo ku dhegan ama hab siinaysa geedaha – waana tallaab ay sheegtay inay u sameyso si ay nabad, farxad iyo xasilooni uga hesho dabeecadda siiba geedaha. Qishishiqi ayaa sheegtay inay habsiinta geedaha ay soo bilowday bishii April ee sannadkan – iyada oo seygeeda...

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay walaac weyn ka muujiyeen qorshaha bixitaanka ciidamada ATMIS, iyagoo ku tilmaamay qorshe aan horey looga fiirsan. ⓘ Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi siinayay idaacadda VOA Soomaali, ayaa sheegay, in Alshabaab ay fursad weyn ka helayaan bannaynta saldhigyada ciidamada ATMIS. Madaxweyne ku xigeenku...

Warbaahinta dalka Kenya ayaa baahisay dhacdo dad badan aad u layaabeen, kaddib markii nin 45 sanno jir ah uu is gubay isna dilay, isaga oo ka carreesnaa in xaaskiisa diiday in ay u karisi digaag ama dooro. Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in ay baarayaan falkan uu isku dilay John Rugala oo 45-sanno jir ahaa, waxa ayna booliiska sheegeen in xogta hordhaca ah ay heleen...

Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Isimada SSC- Khaatuma ayaa ku eedeeyay Dowladda federalka Soomaaliya in aysan diyaar u ahayn inay caddayso mowqifkeeda ku aadan dhibaatada lagu hayo shacabk reer SSC. ⓘ Garaad Jaamac oo laga wareystay arrimaha Laascaanood ka socda, ayaa sheegay Dowladda federalku inay u dhaqmayso mid labada dhinacba dhex dhexaad u ah oo ay...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maqribnimadii Xalay ka dhacay deegaanka Geriley ee gobolka Gedo, kaasoo dhexmaray ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab. ⓘ Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar xoogan ku qaadeen Saldhiga deegaanka Geriley oo ka mid ahaa Saldhigyadii ay dhawaan faarujiyeen...

Musharaxa madaxweynaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa sheegay in xaalada ay Somaliland ku jirto lagaga bixi karo in la qabto doorashooyin. ⓘ Cirro oo arrinta doorashooyinka kaga hadlay qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook, ayaa xusay in doorashooyin laysla ogolyahay oo Somaliland ka dhacaa, ay xaalada hada wax ka badali doonaan. “Maanta...

Waxaa saakay tiro hoobiyaal ah kusoo dhaceen xaafado katirsan magaalada Muqdisho, hoobiyaashaasi mid kamid ah ayaana khasaaro xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac gaarsiiyay qoys Soomaaliyeed. Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Sadiiq Doodishe oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay hoobiyaashii saakay ku dhacay xaafado katirsan Muqdisho...