Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleysay doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha waddanka Turkiga, kadib markii uu helay in ka badan 52.14%, sida uu shaaciyay guddiga doraashada dalkaas. Codadkii la tiriyay ayuu Madaxweyne Erdogan ku guuleystay 52.3%, halka Musharaxii la tartamayay oo ahaa Kemal Kilicdaroglu uu helay 47.8%, sida...

Waxaa Maanta oo Iniin ah lagu wadaa in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu furo kal-fadhiga Saddexaad ee Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo labadii bilood ee la soo dhaafay fasax kujiray. Guddoonka labada Aqal ayaa xalay Xildhibaannada ku wargeliyay in Maanta Xarunta Villa Hargeysa uu Madaxweynaha ka furayo Kal-fadhiga Saddexaad ee Baarlamaanka. Furitaanka...

Wararka naga soo gaaraya degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Uganda eek amid ah Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Mudul-baraawe oo qiyaastii 15km ujira caasimadda Koonfur-galbeed ee Baraawe. Madaafiicda ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen lix Ruux oo isku qoys ahaa, kuwaas oo carruur ay qeyb...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa sheegay in qodobadii kasoo baxay Shirkii Glaha wada-tashiga Qaran ee ka qabsoomay Muqdisho ay yihiin kuwo guul ah oo mudan in loo hambalyeeyo. Wuxuu sheegay in Golaha wadatashiga Qaran ay la fariisan doonaan cid kasta oo tabasho ka qabta qodobadii kasoo baxay kulankii ay ku yeesheen Magaalada...

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Axmed Meyre Makaraan ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray shirka dib u hishiisiinta Beelo walaalo ah oo dhawaan ku dagaalamay Tuulooyinka Baaroweyne iyo Mareereey oo hoosyimaada Jowhar Shirka ayaa leysugu keenay odoyaasha labada dhinac ee dirirtu dhexmartay iyadona ay kaso qeybgaleen Odoyaasha dhaqanka Gobolka oo...

Dhowr qarax ayaa ka dhacay caasimadda Ukraine ee Kyiv, sida ay saraakiishu sheegeen, waana weerarkii 15-aad ee diyaaradaha Russia ay ka geystaan magaaladaas, iyo weerarkii labaad oo habeenimo ah oo xiriir ah. “Gantaal ayaa lagu soo riday meel u dhow Kyiv,” Duqa magaalada Vitali Klitschko ayaa ku yiri kanaalka fariimaha ee Telegram saacadihii hore ee Isniinta Maanta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ayaa kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Isimada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Gobolka Sool, isagoo xoogga saarayey...

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa baahiyey heshiiska laga gaaray doorashooyinka dalka iyo nidaamka dowladeed, kaasi oo isbeddel weyn lagu sameeyey. Golaha aya wuxuu ku heshiiyay inay dalka oo dhan ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tartamayaan laba xisbi qaran oo keliya. Sida ku cad heshiiska, hannaanka doorashooyinka dalka wuxuu noqonayaa nidaamka matelaadda isu-dheellitiran...

In ka badan 1,000 qoys, ayaa lagu wadaa inay ka barakacaan bartamaha dalka Mozambique, ka dib markii ay weerareen xayawaanka duurjoogta ah. Madaxa maamulka deegaanka ee degmada Marromeu ee gobolka Sofala, ayaa sheegay in dowladda hoose ay goobo kale u rari doonto 1,500 oo qoys, oo ay halis ku hayaan weerarada xayawaanka Duur Joogta ah. Henriqueta de Rosário, ayaa sheegtay...