Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in sacaadahii lasoo dhaafay diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya iney duqeymo culus ka geysteen deegaanka Ceel cadde ee gobolkaas. ⓘ Diyaraadaha dagaalka Kenya ayaa lasoo warinaya in duqeymaha ay ka geysteen deegaanka Ceel cadde Xalay iyo Saakay, waxaana ay sababeen khasaare isugu jira dhimasho...

Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale ee ATMIS, ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Maaraynta Khilaafaadka. ⓘ Wafdiga ayaa saddexda maalmood ee soo socota, wada-hadallo...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka gollaha wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya, oo lagu ansixiyay Xeerka Nidaamiyaha habraaca Iibka degdeg ah. ⓘ Inta uu socdalay kulanka ayaa waxaa warbixinno looga dhageystay Wasaaradda Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka, howlgalka wadajirka ee Al-shabaab looga ciribtirayo dalka,...

ooxda Alshabaab ayaa qarax miino la beegsatay  kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamo Mareykan ah iyo kuwa Soomaali ah. ⓘ Weerarkan ayaa ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo subaxnimadii Khamiista maanta ah. Sarkaal katirsan ciidanka Maraykanka ee AFRICOM oo lagu magacaabo Kelly Cahalan, ayaa beeniyay in wax khasaare ah uu soo gaaray qaraxa lagula eegtay...

Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Soomaaliya, Suleymaan Maxamuud Maxamed, ayaa shaaciyay liiska shaqsiyaad mas’uuliyiin ah oo Dowladda Soomaaliya katirsan, kuwaasi oo loo haysto inay ku kaceen dambiyo musuq maasuq. ⓘ Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay liiska uu shaaciyay inay isugu jiraan kuwa u xiran eedeymaha musuq maasuqa iyo kuwa dalka dibaddiisa ku maqan oo...

Nolosha malaayiin qof ayaa habeen qura is beddeli karta haddii xukuumadda UK ay Somaliland u aqoonsato dal madax banaan” sidaa waxaa yiri Sir Gavin Williamson. Wasiirkaas hore oo xubin ka ah xisbiga muxaafidka wuxuu shalay baarlamaanka hor geeyey sharci uu dalkiisa ku aqoonsanayo Somaliland, ayadoo ujeeddadu tahay in loollan lagala hor tago mowqifka diblomaasiyadeed...

Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gudaha Somaliland ayaa kasii dareysa, iyada oo mucaaradka uu digniin culus kasoo saaray kala horeynta doorashooyinka Somaliland. Xiisadda doorashooyinka ayaa markale cirka isku sii shareertay kadib markii Guddiga Doorashooyinka Somaliland uu Maxkamadda Sare ka dalbaday in go’aan ka gaadho doorashada soo horeynaysa ee Madaxtooyada iyo...

Xildhibaan Cabdimaalik Cabdalla oo ka soo jeeda beesha Xawaadle ayaa su’aal ka keenay sababta mar kasta xilka looga qaado guddoomiye kasta oo gobolka Hiiraan soo mara. Xildhibaan ayaa tusaale u soo qaatay guddoomiyaha gobolka Shabeellada Dhexe Axmed Faal oo sida uu sheegay xilkaas haya muddo dheer, isla markaana aan laga qaadin. “Ilaa maalintaan dalkaan imid guddoomiyaha...

Haweeney Shanghai u dhalatay ayaa dhawaan qabsatay hadalheynta dalkeeda Shiinaha kaddib markii la arkay iyada oo ku dhegan ama hab siinaysa geedaha – waana tallaab ay sheegtay inay u sameyso si ay nabad, farxad iyo xasilooni uga hesho dabeecadda siiba geedaha. Qishishiqi ayaa sheegtay inay habsiinta geedaha ay soo bilowday bishii April ee sannadkan – iyada oo seygeeda...

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay walaac weyn ka muujiyeen qorshaha bixitaanka ciidamada ATMIS, iyagoo ku tilmaamay qorshe aan horey looga fiirsan. ⓘ Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo wareysi siinayay idaacadda VOA Soomaali, ayaa sheegay, in Alshabaab ay fursad weyn ka helayaan bannaynta saldhigyada ciidamada ATMIS. Madaxweyne ku xigeenku...