Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah oo hubeysnaa ayaa waxaa ay meelo kamid ah dalkaasi kudileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Dhalinyarada ka Shaqeysata dalkaas. Muwaadinka Soomaaliyeed ayaa Alle ha u naxariistee oo lagu Magacaabi jiray Daahir Cali Xuseen ayaa burcadda hubeysan ay ku dileen dukaan uu ka Shaqeeysanayay oo ku yaala xaafada Samora michael ee Hoostagta...

Waxaa xal laga gaaray Shaqaaqadii habeeno ka hor Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ku dhexmartay Ciidamo a wada tirsan Puntland, balse kala taageersan hoggaamiyaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Siyaasiyiinta mucaaradka. Isimada Dhaqanka SSC ayaa u kacay xal ka gaarista Shaqaaqadaas, iyaga oo ku guuleystay inay la kulmaan laabda dhinac, sida Madaxweynaha Puntland...

Qaxootiga ugu horreeyay ayaa lagu wadaa in 24-ka Bishan la dajiyo xerada IFO 2, oo dowladda Kenya iyo hay’adda UNCHR ay shaaciyeen in la geyn doono qaxootiga dhawaan soo galay xeryahaasi, kuwaas oo ka barakacay Soomaaliya. Qaxootigaan oo tira ahaan ka badan 130,000 oo badankood ka soo barakacay abaaraha Soomaaliya iyo colaadaha kajira ayaa dhibaatooyin kala duwan ay...

Tirada dadka u dhinta isticmaalka dawooyinka xad-dhaafka ah iyo waxyaabaha kale ee maanka dooriya ayaa aad sare ugu kacay dalka Maraykanka, sannadkii la soo dhaafay, sida ay sheegeen masuuliyiinta xarunta xakamaynta iyo ka hortagga cudurada faafa ee dalka Maraykanka ee loo soo gaabiyo CDC. Khubarada diyaarisay warbixinta ayaa sheegay inaanay hubin, in arrintaasi ay la...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulammo kala duwan la yeeshay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar iyo Ururka Ganacsatada Qatar ayaa u soo bandhigay sida dowladda Soomaaliya ay uga go’an tahay xoojinta fursadaha maalgashiga. Madaxweynaha ayaa ganacatada dalka Qatar waxa uu u iftiimiyey fursadaha maalgashiga ee ka jira dalkeenna, kheyraadka...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladaha guud ee Hirshabeelle gaar ahaan Arrimaha Amniga, Howlgllada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaanada Hirshabeelle, Fatahaadaha iyo sidii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheikh Adan Mohamed Nur Madoobe ayaa xafiiskiisa maanta kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa looga hadlay xaalada...

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo la kulmay xubnaha xisbigiisa AK ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan sidii ay dib ugu heli lahaayeen cododka ay lumiyeen wareeggii koowaad ee doorashada, iyo xitaa sida ay dib ugu kasban lahaayeen dadka u codeeyay xisbiyadda kale. Waxa uu sheegay in uu xaliyay mashaakilka dalkiisa oo uu wax weyn ka bedelay mudada uu xukunka hayay, isaga...

Dagaal xooganaa una dhaxeeyay Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada degaanka ee la Magac baxay SSC ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dagaalka oo xoogiisa uu ka dhacay Bariga Magaalada Laas-Caanood ayaa ka dambeeyay kadib markii dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay sameeyeen Ciidamada Somaliland, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal in ka badan 4 Saacadood...

Wararka ka im aanaya Waqooyiga Magaalaada Kismaayo ayaa sheegaya Xanuuno uu ka mid yahay Cudurka shubanka uu dad badan halkaas uu ku soo ritay 4 qof ayaa saacadihii la soo dhaafaay cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay goob ay degan yihiin qoysas barakacayaal ah halka in ka badan 40 kalena ay la ildaran yihiin cudurkan oo ka dilaacay waqooyiga Magaalada Kismaayo. Maxamed...