Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Puntland ayaa sheegtay magacaabidda ergayga arrimaha Somaliland uu u Magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu yahay qorshe indhaha caalamka looga qariyo waxay ugu yeertay xasuuqa iyo barakicinta Somaliland ay ka geysatay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. War saxafaadeed kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka aysan sinna dhexdhexaad uga ahayn...

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday qaraxyo oo lagu qaaday xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Weerarka ayaa waxaa qaaday rag hubeysan oo aan heybtooda la garan, kuwaas oo dhowr bam-gacmeed ku tuuray dhismaha goob laga dukaameysto oo lagu magacaabo Al-Macruuf Supermarket. Ilo wareeedyo lagu kalsoonyahay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo Muqdisho ku martigeliyay madal afurin nabadeed ah iyo gogol daahfur u aheyd dib u heshiisiinta beelaha Wadataal ee Sacad iyo Wagardhac. Khudbad kooban uu halkaasi ka jeediyay waxaa uu sheegay in kulankan ay wasaaraddu qabatay kadib codsi uga yimid labada beel...

Xildhibaanada Maraykanka ayaa Arbacadii waxay iska diideen digniin ka soo baxday safaaradda Shiinaha oo ku aaddanayd inaanay la kulmin madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen oo booqasho ku joogta gobolka California. Xildhibaano ka kala tirsan labada xisbi oo gaadhaya illaa 17 mudane oo uu wehelinayo afhayeenka aqalka wakiillada ee Maraykanka Kevin McCarthy ayaa kulan gaar ah...

Madaxweynaha DG Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Maaliyadda Dowlad-Goboleedkaas Cali Cabdulle Nuur, waxa uu booskaas u magacaabay Cabdiraxiin Ciise Caddow. Xaanshi kasoo baxday Madaxtooyada Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa lagu sheegay in Wasiir magacaaban ee Wasaaradda Maaliyadda & horumarinta dhaqaalaha DG Hir-Shabeelle laga...

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Soomaaliland Abdikarim Hussein Guled ayaa xalay kulan wadatashi iyo Af-fur ah u sameeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada deegaan doorashadoodu tahay Soomaaliland. Kulankan oo ay soo xaadireyn inta badan xildhibaanada BJFS ee kasoo jeeda Soomaaliland ayaa waxaa ka soo qeybgalay Guddoomiyaha Aqalka Sarre Mudane Cadi...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in Soomaaliya ay adduunka intiisa kale ku gaari karto dowlad-dhiska oo la xoojiyo, gaar ahaan sharci usameynta hay’addaha dalka. Mudane Saalax ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay aduunka la fal-geli karto haddii ay saxmaan nidaamkeeda maaliyeed oo leg sharciyad adag oo...

Dawladaha Soomaaliya iyo Cuba ayaa ku hehsiiyey inay sii ambaqaadaan xiriirkooda diplomaasiyadeed, heshiiskaas ayaa maanta ka dhaqan galay Muqdisho, kadib markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjire cusub oo Cuba ay u soo dirsatay Soomaaliya. Amba-qaadka cusub ee xiriirka Cuba ayaa ku soo aadaya 46-sano, markii ay dowladda Soomalaiya...

Dagaal xoogan ayaa duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool waxaa uu ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee la magac baxay SSC, waxaana ka dhashay khasaaro ka dhashay dagaalka. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Ciidamada Somaliland oo wada dhaq dhaqaaqyo Ciidan iyo kuwa degaanka ee SCC ay isku dhaceen, waxaana goobjoogayaal ay sheegeen...

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa sheegay inay ololo ugu jiraan inay ku xirnaadaan dunida inteeda kale si uu u kordho dhaqaalaha Soomaaliya. Wuxuu sheegay in Soomaaliya ay dooneyso inay ku biirto Suuqa xorta ah ee Carabta, taasina ay dowladda Soomaaliya dadaalkeeda wado si loogu guuleysto oo Soomaaliya ay noqoto mid Ganacsigeeda...