Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga ahna hoggaamiyaha Mucaaradka Dalkaas ayaa ku dhawaaqay in uu baajiyay dibadbax maanta ay ku ballansanaayeen taageerayaashiisa oo labadii Isniin lasoo dhaafay dibadbaxyo rabshado watay dhigay. Waxa uu dood sharci ah oo dastuurka Kenya ogol ka dhigtay Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Raila Odinga in ay dhigi karaan dibadbaxyo balse...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay Amniga Caasimadda oo ay ka qaybgaleen Guddoomiye ku xigeenka Amniga & Siyaasadda Gobolka Banaadir, Saraakiisha qaybta guud ee Booliiska, Guddoomiyaasha Degmooyinka & kuwa deegaannada Gobolkaan hoostaga. Kulanka ayaa inta uu socday waxaa diiradda...

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u codsatay inay ku biirto 36-da dal ee Afrikaanka ah, iyagoo ka faa’iideysanaya sharciga kobaca iyo fursadaha Afrika ee AGOA. Codsigan ayay dowladda Soomaaliya uga dhawaaqday intii lagu guda jiray xafladda codsiga AGOA ee Soomaaliya, iyadoo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry André oo xilka ka degaya uu muujiyay sida ay Mareykanka...

Daraasad lagu sameeyay Tahriibayaasha daneynaya in ay gaaraan Mareykanka ee safarka dheer u galay in ay isaga kala gudbaan Koofurta illaa Waqooyiga Ameerika ayaa muujineysa in saddexda bil ee ugu horreeya 2023 ee kala ah Janaayo, Febaraayo & Maarso in Xadka ay wadaagaan Panama & Colombia ay ka gudbeen 87,390 (Siddeetan & todobo kun, saddex boqol, iyo sagaashan...

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in saaka ay dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyihiin oo kuyaalla Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug , waxaana ka dhashay burbur hantiyadeed. Mas’uuliyiinta Maamulka Magaalada Baxdo ee Gobolka Galgaduud iyo Saraakiisha Booliska oo gaaray deegaanka ay sheegeen in guud ahaan ay bur bureen Guryihii...

Magaalada Laascaanood ayaa 48dii saac u dambeeyay martigelisay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Somaliland & Dadka deegaanka ee la magac baxay SSC waxaana ka dhashay khasaara dhimasho, dhaawac & Barakac horleh. Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalladii u dambeeyay ee Laascaanood ka dhacay ayaa loo qaaday Magaalada Garoowe xarunta DG Puntland si haddii daryeel...

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa howlgal ay sameyeen kadib gacanta ku dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir. Eedaysanayaasha ayaa mid kamid ah wuxuu ku hubaysnaa bastoolad Caag ah oo uu dadka ku dhacayay, halka kan kalana uu ahaa darawalka Mooto Bajaajka wax lagu dhacayay. Taliska Qeybta guud ayaa sheegay...

Magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan waxaa ka dhacay fal ay dadka aad uga arga gaxeen kadib markii wiil dhalinyaro ahaa uu isku dal dalay xaafada howlwadaag ee magaalada baladweyne. Warar ay heshay warbaahinta ayaa waxa ay sheegayaan in wiilkaan dhalinyarada ahaa uu isku dilay kadib markii qilaaf soo kala dhaxgalay qoyskiisa. xogaha qaarne waxaa ay sheegayaan...

Ciidamada Booliska Somaliland oo howlgal ka sameeya Hargeysa ayaa gacanta ku soo dhigay nin sixir ku dhici jiray shacabka magaaladaasi. Ninkan lagu magacaabi Xamse Yuusuf Maxamed ayaa Booliska uu sheegay in qaab sixir ah uu ku dhacay hanti fara badan, isla-markaana dabagal dheer kadib lasoo qabtay. “Ciidanka Booliska JSL gaar ahaan saldhiga dhexe iyo qaybta xuuraanka...

Mas’uuliyiin katirsan DG Hir-Shabeelle ayaa soo jeediyay digniin xooggan oo la xiriirta cabsi laga qabo in fatahaad uu sameeyo Webiga Shabeelle ee mara Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedkaas. Webiga oo biyo yaraa maalmo kahor ayaa biyo badan keenay kaddib markii uu curtay Roobka Guga, taasi waxa ay dhalisay cabsi xooggan oo la xiriirta in uu karkaarada...