Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Maxkamada Ciidamada qalabka sida gaar ahaan qeybta 60aad ayaa saaka markale Baydhabo ka fulisay xukun dil toogasho ah. Toogashada ayaa waxaa lagu fuliyay Cabdiraxmaan Cali Xasan Sugow iyo Yaasiin Maxamed Aadan oo maxkamada horey dil ugu xukuntey. Shalay ayay aheyd markii sidaan oo kale laba Askari oo horay dilal u geystay lagu fuliyay dil toogasho ah, kuwaas oo kamid...

Waxaa lagu wadaa in Maanta Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya uu ka qabsoomo Shir u dhexeeya xukuumadda Puntland iyoqaar kamid ah Wakiilada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in shirka uu sigaar ah u dhexmari doono Madaxweyne Siciid Deni oo ay weheliyaan wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Puntland, isla...

Waxaa lagu soo gabogabeeyay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya shirka 46-aad ee wasiirrada Dhallinyarada iyo cayaaraha wadamada Carabta oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday halkaas. Wasiir Maxamed Barre Maxamuud ayaa intii uu shirku socday ka jeediyay khudbad uu kaga waramayo marxaladda kala guurka ah. Dhinaca kale Wasiir Maxamed Barre Maxamuud...

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe lagu xadidayo dhaq-dhaqaaqa aalladda TikTok, xilli uu dalka ka socda dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Maareeyaha Guud ee hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) Mustafa Yaasiin Sheekh ayaa kulan fogaan-arag ah la qaatay Madaxda TikTok u qaabilsan xiriirka dowladda ee dalalka Afrika. Kulankaan ayaa waxaa looga wada-hadlay...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida qeybta 60aad ayaa Maanta dil toogasho ah ku fulisay Xuseen Maxamed Cabdi Nuur iyo Abaadir Isaaq Nuur, kuwaas oo uu horay u Dilay xaaskiisa halka kan kale uu Dilay askari ka tirsan Boliiska, waxaana lagu toogtay halka loo yaqaano Cara tuurka oo ah Waqooyiga Baydhabo. Qaar kamid ah Shacabka Magaalada baydhabo, Ehellada raga la toogtay iyo...

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada XFS Fardawsa Cismaan Cigaal ayaa sheegtay in Wasaaraddeeda oo kaashaneysa Maamulka Gobolka Banaadir ay ku howlan tahay diyaarinta Habraac lagu maamulayo Mootada nooca loo yaqaan Bajaajta. Fardowsa waxa ay sheegtay in ku dhowaad 40,000 (Afartan kun) oo Mooto Bajaaj ah ay ka shaqeeyaan Magaalada Muqdisho isla markaana shaqo...

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerar toos ah oo ay saaka Al-Shabaab ku qaaday xero ciidan oo ku taalla degmada Baardheere oo ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Weerarka oo ku bilowday qaraxyo ayaa waxaa lagu ekeeyay xero lagu tababarayay ciidamo kamid noqonayo kuwa dadka deegaanka ee loo diyaarinayo dagaalka Al-Shabaab. Ilo...

Waxaa saaka degan xaaladda Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, halkaas oo shalay dagaal saacado badan qaatay uu ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo kuwa degaanka ee la Magac baxay SSC. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in dhinacyadu ay weli isku hor-fadhiyaan Goobihii ay ku dagaalameen ee duleedka Magaalada Laas-Caanood, waxaana dagaalkii shalay ka dhashay...

Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir gaar ahaan ciidanka Deegaanka Ceelasha Biyaha oo sameeyay Howgal Amni xaqiijin ah ayaa gacanta kusoo dhigay tiradii ugu badnaa oo kamid ah Ciyaaleerada, kuwaas oo watay Tooreeyo, Baangado islamarkaana ku howlanaa dhibaateenta Shacabka Soomaaliyeed. War kasoo baxay taliska Booliska ayaa lagu sheegay in Ciidanka ay Kooxda...

Sharciga dhawaan la-meel mariyay ee la-dagaalanka argagixisada ayaa sare u qaaday walaacyada ku aadan in loo isticmaalo siyaabo sharciga hareer marsan, xadgudubyo siyaasadeed iyo gabood fallo xuquuqda aadanaha ah. Inkastoo inta badan loo meel mariyo loona dhaqan geliyo sharciyada la-dagaalanka argigixisada si looga hortago falalka argagixisanimo, loona ilaaliyo amniga...