Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeelanayaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa xalay ku wargeliyay Xildhibaannada in uu Maanta jiro Kulanka Golaha Shacabka, isla markaana ajandayaasha Maanta kulanka ay yihiin:. 1. Akhrinta 3aad iyo u codeynta...

Waxaa haatan maxkamadda gobolka Benaadir u fadhidaa dhegeysigii Afaraad ee dacwadda ka dhanka ahayd xoghayaha Guud ee Somali Journalists Syndicate – SJS Cabdalle Axmed Muumin ee ku saabsaneyd xorriyadda Saxaafadda. Qoraal kasoo baxay Ururka SJS ayaa loogu baaqay  xafiiska xeer ilaaliyaha guud in uu dib ula laabto eedeyntiisa. Goobta Maxkamadda ayaa waxaa ku sugan ehellada...

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal u ka socdo gudaha magaalada gaar ahaan qeybta bari ee magaalada. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii sida la sheegay Ciidamada Somaliland ay isku dayeen inay soo galaan balse Ciidamada hubeysan ee degaanka ay ka hortageen. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in la maqlayo dhawaqa...

Tan iyo markii uu billowday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa waxaa laga gaaray guulo waaweyn, ayada oo kooxda lagala wareegay deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacantooda. Dagaalka socda ayaa waxa uu galay bishii siddeedaad, waxayna dowladda federaalka isku diyaarineysa inay furimo cusub ka furto Koonfurta Soomaaliya, sida uu ku dhawaaqay wasiirka difaaca. Taliye...

Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa soo afjaray cabsi xooggan oo ka dhalatay buufin ay sheegeen in Shiinaha uu u adeegsanayay qaab basaasid ah oo saacado ku qaadatay in ay ka fakiraan goobta ku habboon in ay ku burburiyaan. Buufinkaan waxa uu nasasho & hoyaad u diiday dad badan oo ku sugan magaalooyinka lagu dul arkay, warbaahinta gudaha ayaa tebin toos ah sameyneysay...

Taliska Ciidanka Komaandooska Puntland ee Guutada labaad ee Danab oo Fadhigoodu yahay Garoowe ayaa ka digay sida ay sheegeen diiwaangelin hubaysan iyo doorasho aan heshiis lagu ahayn kuna baaqay in la isugu yimaado wadahadal. Qoraal kasoo baxay taliska Ciidanka Kimaandooska Puntaland oo uu hoggaamiyo Jeneraal Jimcaale Jaamac Takar ayaa digniin adag u jeediyeen Madaxda...

Xilli dambe oo xalay oo Sabti ahayd ayaa waxa uu Qarax ka dhacay Fagaaraha Pashtunistan Square ee Degmadda Labaad ee Caasimadda dalka Afgaanistaan ee Kabul. Afhayeenka Taliska Boliska ee Kabul, Khalid Zadran ayaa xaqiijiyey inay 2 qof ku dhaawaceen Qaraxaasi oo ahaa nooca Birlabta leh ee lagu dhejiyo Gawaarida (a magnetic mine). Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray in Gaari...

Shirkii dhex-dhexaadinta madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagraeen iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa lasoo geba-gebeeyey, ayada oo heshiis buuxa ay gaareen dhinacyada. Dhinacyada ayaa isku raacay in la aqbalo muddada halka sano ah ee lagu kordhiyey muddo xileedka madaxweyne Lafta-gareen ayada oo doorashada madaxweynaha lagu qababnayo sanad gudihiis. Waxaa la...

Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Khayre oo faah-faahin ka bixiyay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda Gobollada Shabeelaha Dhexe & Hiiraan ee Dowlad-Goboleedkaas ayaa sheegay in ciidamu ay u tallaabi doonnaan deegaannada dhaca Galbeedka Wabiga Shabeelle. Wasiir Maxamed ayaa sheegay in deegaanno badan oo katirsan Gobollada Shabeelaha Dhexe...

Warbixinno cusub oo laga soo saaray heerka shaqo la’aanta Mareykanka ayaa lagu muujiyay in Dowladdu ay qaaday tallaabooyinka ay u aragtay in lagu dhimi karo caqabaddaas xooggeysatay 25 sano kaddib. Dowladda ayaa sheegtay in ay shaqo siisay dad gaaraya 517,000 (Shan boqol, toban & todobo kun) balse heerkaan aanay buuxin Karin baahida jirta oo dad intaas ka badan ayaa...