Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay in ay xal ka gaadho qalalaasaha Laascaanood, waxaana uu digniin u diray dowlada Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Madaxweynaha oo kasoo baxay shir lagaga tashanayay xaalada Laascaanood, ayaa sheegay in Somaliland ku filantahay xalinta mushkilada Laascaanood, isagoo markale tacsi u diray...

Waxaa weli xaalad kacsanaan ah kajirtaa Magaalada laas-caanood ee xarunta Gobolka Sool, halkaas oo muddo toban cisho ah ay ka socdaan bannaanbaxyo rabshado wata. Xalay saqdii dhexe waxaa dagaal xoogan u ka dhacay Magaalada laas-Caanood, kadib markii maleeshiyaad degaanka ay weerareen Saldhig Ciidamada Booliska & Millateriga Somaliland ku leeyihiin Xaafada Durdur ee...

Howlgal ka dhan ahaa Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa laga sameeyay deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan gaar ahaan deegaanada dhaca galbeedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Howlagalkaan oo ay sameeyeeen ciidamada dib u xoreynta deegaanka ayaa waxa ay kula wareegeen degaanka buq-matoor oo 60 km dhanka galbeedka kaga beegan magaalada Beledweyne...

Ciiddanka Ukraine waxay Diyaarad nooca Daroonka ku duqeeyeen Xarun Koranto oo ku taalla Gobalka Bryansk ee dalka Raashiya, taas oo keeneysa in uu sii xoogeysto dagaalka u dhaxeeya labada dal. Qoraal uu Aleksandr Bogomaz soo dhigay Barta uu ku leeyahay Telegram waxa uu ku xusay inay Diyaarad Daroonka beegsatay Xarunta Korantada ee Degmadda Klimovsky oo u dhow xuduudka ay...

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa booqasho dhirigalin ah ugu tagay Ciidamada Xogga Iyo kuwa Galmudug ee Howlgalada ka wada degaannada Galmudug. Madaxweynaha ayaa Ciidamada huwanta ah uga mahadceliyay sida ay har iyo habeen qorax iyo dhaxan ugu tagan yihiin si ay nabad ugu seexdan Shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa sido kale Ciidamada ku wargaliyay...

Waalidiinta dhalay dhalinyaro ku xiran xabsiyo ku yaalla Dalka Ingiiriiska oo la kulmay Wasiirka Caddaaladda & Dastuurka XFS Xasan Macalim waxa ay ka dalbadeen in Dowladda UK uu kala hadlo sidii loosoo deyn lahaa ubadkooda. Dhalinyarada xiran oo tiradooda lagu qiyaasay in ay ka badan yihiin 260 ruux ayaa ku eedeysan dambiyo kala duwan waxaana xiray Ciidamada Booliiska...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cilmi Maxamuud Nuur ayaa ka warbixiyey halka uu marayo qorshaha lagu sameynayo lacagta shilinka Soomaaliga iyo caqabadaha hor taagan. Wasiir Cilmi ayaa shaaciyey in kolhore Soomaaliya loogu deeqay oo bangiga adduunka uu balan-qaaday inta badan badan lacagtii lagu soo daabici lahaa shilin Soomaaliga, balse weli xal loo helin farsamooyin kale...

Madaxa Aqalka Senate-ka ee Federalka Raashiya, Valentina Matviyenko ayaa la sheegay inay Madaxweynaha cusub ee dalka Brazil, Luis Inácio Lula da Silva u gudbisay Dhambaal Qoraal Casuumaad ah oo ay ka waday Madaxweyne Vladimir Putin. Warbaahinta Raashiya waxay shaaciyeen in Casuumaada loo gudbiyey Madaxweynaha cusub ee Brazil, Luis Inácio Lula da Silva isla Munaasabadii...

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland: “Xaaladda ka taagan Laascaanood waa mid ka dhalatay Dayaca Xukuumadda Biixi”. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyay in ay qaadaneyso mas’uuliyadda xaaladda ka taagan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Cabdirisaaq ayaa sheegay in siyaasad...

Guddoomiye Madaale” Shacabka Muqdisho waxay go’doon ugu jiraan Amni darro & Al-Shabaab Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay godoon galiyen amni darada iyo dagalka al.shabaab lagu jiro taasina ay keentay daqkhliga dowladda in uu hoos u dhaco Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in loo baahan...