Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Reerkii uu ka dhashay wiilkii loo heystay inuu xaaskiisa gubay deegaankiisa isaga oo gaaray ayay dadka deegaankii uu u dhashay inta ay gacan siiyeen Hey’daha Amniga waxaa la soo qabtay eedeysanaha oo sharciga la horkeenay balse reerkii dilay Macalinka iskuul iyaga oo aan tixgalin Diin Islaam ,Dhaqan ,Wadadhalasho iyo Dowladnimo toona ayaa waxa ay wiilkooda ku magan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Amb. Dr. Abdalla bin Salim Al Nuceymi. Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan iyo danjiraha ayaa looga hadlay xiriirka labada baarlamaan iyo wada-shaqeyntooda,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi ee xarunta Kenya uga qeyb-gali doono meertada rasmiga ah shirweynaha 6-aad ee ururka Qaramada Midoobay u qaabbilsan Arrimaha deegaanka. Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbeddalka cimilada Xukuumadda Soomaaliya Khadija Mohamed Al-makhzoumi iyo safiirka safaaradda Soomaaliya ee...

Deegaanka Ceel Muluq ee qiyaastii 30 Kiilo-mitir u jira Deegaanka Xaaji Cali Koofurta Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle waxaa ka jira xaalado adag oo dhinaca Nolosha ah sida Biyo la’aan, Daryeelka Caafimaadka oo aad u liita, Waxbarashada & adeegyada kale ee Bulshadu u baahan tahay. Duubabka Dhaqanka Deegaanka Ceel Muluq ayaa sheegay in marka...

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa la filayaa inay go’aan soo saarto kadib markii ay dhageysatay dacwadda loo haysto ee Eedaysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo loo haysto inuu gubay Xaaskiisa oo Xaamilo ahayd. Maxkamadda ayaa soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwadda, waxaana la horkeenay Marqaatiyaal, kuwaasi oo ka jawaabay waxii ay goob joogga u ahaayeen ama maqleen. Maxkamadda...

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa kulan gaar ah ku ballansaday afar xubnood ee ugu sarreeya labada Aqal ee Baarlamaanka Dalkaas si uu ugala hadlo kaalmada Washington ay siiso Ukraine & Israel oo dhaqaale ahaan ku badatay Dalkaas. Sida uu sheegay sarkaal katirsan Aqalka Cad ee Maraykanka oo ka gaabsaday in magaciisa iyo Derajadiisa la adeegsado sabab la xiriirta...

Hay’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal duqayn ah oo ka dhacay Gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanka Biya-neef ee Galbeedka Degmada Buula-burde. NISA ayaa sheegtay in duqayntaas oo ay ka gacansiiyeen Saaxiibada Dowladda lagu burburiyay saldhigyo ay leeyihiin ‘AS’ oo ay isku uruursanayeen sida lagu yiri war...

Waxaa Maanta markale dib uga bilaawday Maxkamada gobolka Banaadir dhageysiga dacwada eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan inuu dhawaan Muqdisho ku gubay xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis. Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa waxaa ku wada sugan ehelada gabadhii nolosha lagu gubay Luul Cabdicasiis oo xaamilo aheyd, kuwa eedeysanaha...

Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi, ayaa la kulmay dhiggiisa Eritrea, Isaias Afwerki, iyagoo kawada hadlay madax-bannaanida Soomaaliya iyo xasilloonida gobolka. Hoggaamiyayaasha labada dal, ayaa intii ay ku guda jireen kulankooda rasmiga ah, waxay hoosta kaga xariiqeen baahida degdega ah ee loo qabo in la ixtiraamo madax bannaanida Soomaaliya, iyagoo tilmaamay...

Xukuumadda Ra’iisul Wasaaraha Israaiil ayaa cadaadis xooggan waxa ay saaraysaa ciidamada Yuhuudda si ay dib ugu laabtaan xaafado katirsan Magaalada Gaza oo si tartiib-tartiib ah dib uga gurteen todobaadyadii lasoo dhaafay. Ciidamadaan Israaiil ayaa sababta ay isaga baxeen difaacyadaas ayaa lagu sheegay in khasaaraha uu ku kordhay iyaga oo ku dooday in godad ka dambeeya...