Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidanka Booliska dalka India ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada New Delhi ku qabtay Saddex ruux oo 2 ka mid ah ay yihiin Soomaali, kuwaasoo siday Jawaano qaad ah oo ay doonaayeen in ay si qarsoodi ah ku galiyaan dalka India. Qaadkaan ayaa laga qaaday dalka Itoobiya, waxaana Ciidanka Booliska ee qaabilsan Canshuuraha iyo baaritaanada Garoonka ay sheegeen in ay dadkaan...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa khudbad uu jeediyay ku sheegay in ujeedada socdaalka isaga iyo wafdiga uu hoggaaminayo. Xassan Sheekh oo xarunta maamulka gobolka Hiiraan kula hadlayay qeybaha kala duwan ee bulshadii soo dhaweyntiisa ka qeybqaadatay ayaa sheegay in ujeedada...

Shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa banaanbax xoogan ka dhigay wadada dheer ee isku xerta eraboorka iyo magaalada Beledweyne. Dadka mudaharaadka dhigayay ayaa wadada ku gubay sawirada Xasan Sheekh Maxamuud,waxaana sidookale wadada ku gubeen lugaha baaburta. Shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa ka carooday imaasha madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ay...

Boliska Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Nin la tuhunsan yahay inuu yahay Hoggaamiyaha Dembiilayaasha Internet-ka oo 6-ii bilood ee la soo dhaafay lacago badan kala baxay Xisaabaadka  Macaamiisha ee lacagaha ku keydsaday Bangiyo ku yaalla dalkaasi. Eedeysanaha la xiray waxaa magaciisa lagu sheegay Samatar Yuusuf, kaasi oo haysta Baasabooradda Soomaaliga, Kenyaanka...

Dil salka ku haayo aano qabiil ayaa goor dhaw ka dhacay bartamaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,waxaana halkaas lagu dilay nin wade gaari xamuul ka ahaa. Allaha u naxariiste ninka ladilay ayaa ahaa wade gaari xamuul oo ka shaqeeyn jiray inta u dhaxeeysa magaalada Beledweyne iyo gobolka Galgaduud,waxaana la sheegayaa in aay dileen kooxo hubeysan. Wararka...

Wargeyska African Intelligence ayaa warbixin uu qoray kaga hadlay khilaaf ka dhex-taagan dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka oo ku saabsan habka dowladeed ee Soomaaliya. Wargeyska ayaa qoray in madaxweyne Farmaajo iyo beesha caalamka ay isku fahmi la’yihiin madaxweynaha oo rumeysan dowlad dhexe oo awood badan, halka ayaguna ay doonayaan in sare loo sii qaado nidmaamka...

Afhayeenka Al-Shabaab, Cali Dheere ayaa war kasoo weerarkii shalay lagu dilay Paul Anthony Formosa, oo ahaa maamulihii shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso. Cali Dheere ayaa shaaca ka qaaday in howl-galka lagu dilay Formosa  uu ahaa mid lagu difaacayo “kheyraadka umadda Soomaaliyeed oo ay boob ku hayaan dowlado iyo shirkada shisheeye” Wuxuu sheegay in shirkadda...

Dowladda Imaaraatka Carabta iyo Jazeerada Malta ayaa xog dheeraad ah ka bixiy dilkii Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Malta  ayaa xaqiijisay geerida Muwaadin u dhashay dalkooda oo lagu magacaabo Paul Anthony Formosa, kaasi oo ahaa Madixii Shirkadda P&O Ports ee hoos tagta Shirkadda  DP World ee Mashruuca Dekedda Bosaaso. Qoraalka ayaa lagu sheegay in ruuxaasi...

Waxaa maanta degaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay laba korneyl oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaliya. Labada korneyl, ayaa ayaa kala ahaa korneyl Cabdisalaan Sheekh Aaden oo ahaa abandulaha qaybta 12-ka Abril iyo Korneyl Cabdiraxmaan Jimcaale Muuse Kurjow oo ahaa madaxa maamulka lacagta Guutada 1-aad. Cabdi Salaan ayaa xilkan ka beddelay...

wararka  naga soogara magaalada baaldweyne ee xarunta  gobolka hiiraan ayaa shegaya in ciidamada aminga  ay fashiliyeen   gaari  laga soo biixi  waxyaabaha qarxa  . sidoo kale ilaa iyo 6  qarax  oo nuuca meelaha  fog  laga hago ayaa laga soo saray wadooyinka  dhax mara magaalada  baladweyne, saraakiisha  ciidamada dowlada soomaaliya ayaa shegay  in  aysii...