Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ayaa saacadihii  la soo dhaafay howlgal qorshaysan oo Amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyey degaano xiriiriya Gobolada Shabeellaha Hoose & Baay ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Howlgalka oo sigaar ah ay u fuliyeen Ciidamada Ururka 4aad ee Guutada  16aad ee DANAB ayaa waxaa ay kula wareegeen degaannada leego...

Xafiiska Xuquuqda Aadamaha ee QM ayaa ka digay xannibaadaha dhinaca warbaahinta ee dalka Mali, kuwaas oo uu xafiisku ku sheegay in ay muujinyaan dul-qaad la’aanta lagala hortagayo warbaahinta gobolka. Saraakiisha QM ee dhinaca xuquuqda aadamaha ayaa rajo xumo ka muujiyey go’aanka uu dalka Mali Arbacadii, sida kama dambeysta ah uu ugu joojiyey Radio France Internal...

Ciidamada ammaanka sida Booliiska, Nabadsugida iyo Ciidanka ilaalada madaxtooyada Galmudug ayaa  howlgal ballaaran ka sameeyay Xaafadaha iyo waddooyinka Waaweyn ee Magaalada Dhuusamareeb. Howlgalka oo ay hoggaaminayeen talieyaasha Booliska iyo Nabadsugida Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa la sheegay in lagu soo qabtay hub sharci daro ah, qamri & rag cabayay iyo dad...

Buuq ayaa hareeyay Xarunta Golaha Shacabka kadib markii Xildhibaanada laga soo doortay Garbahaareey ay gudaha Xarunta Soo galeen. Xildhibaanadaan oo aan heysan kaarka aqoonsiga ayaa dood badan ka dhalatay sida ay gudaha u soo galeen. Waxeyna ku qeylinayaan “ma yeeleyno waa in nala dhaariyaa. Anaga ayaa ah xildhibaanada saxda ah ee Gedo laga soo doortay” Xaaladda...

Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo kolonyo uu watay Sarkaal lagu magacaabo Col Saney Cabdulle ayaa qarax Miino waxaa lagula eegtay inta u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad. Saraakiisha Ciidanka ayaa xaqiijiyay in Qaraxa oo ahaa Miino uu haleelay gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen Askar, ku dhawaad 10askari ayaa la xaqiijiyey iney ku geeriyoodeen, halka into intaasi...

Kooxo hubeysan ayaa Degmada Yaaqshiid ku dilay Cismaan Maxamuud Cabdi oo ahaa Guddoomiyaha laanta Dalxiis ee degmadaas, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday. Alle ha u naxariistee Cismaan Maxamuud Cabdi ayaa sidoo kale ahaa Sarkaal ka tirsan Guutada 5aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Ciidanka Booliska degmada Yaaqshid ayaa sameeyay howlgallo ay ku baadigoobayaan...

Guddiga doorashooyinka ee  FEIT ayaa ku dhawaaqay in kuraasta HoP#009 iyo HoP#135 oo deegaan doorashadoodu ahayd Hirshabeelle gaar ahaan magaalada Beledwweyne loo soo badalay magaalada Jowhar. Guddiga ayaa sheegay Iyadoo la tix-raacayo heshiiskii 17 Sebtember 2020 iyo ansixintii labada aqal ee dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo qeexaya in maamulaka goboleedka HirSHabeele...

In ka badan 3,000 oo qaxooti ah, tahriibayaal iyo magangalyo doon ah ayaa ku dhintay marinnada Mediterranean-ka iyo badda Atlantic-ga sannadkii hore, iyagoo isku dayaya inay Yurub galaan, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxoontiga Adduunka Jimcihii. Kumanaan Afrikaan ah ayaa sannad walba safarro dheer oo halis ah ku taga...

Xildhibaanadda Golaha shacabka ayaa Shacabka maanta yeelan doona, waxaana shir gudoomin doona Gudoomiyaha cusub ee golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe. Agendaha kulanka ayaa ah: Hadal jeedinta Gudoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka. Hadal jeedinta iyo xil wareejinta Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10aad Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka...

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib Safaaraddeedii uga furatay dalka Rwanda, iyadoo la fulinayo heshiiskii 26 Janaayo ay kala saxiixdeen Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cabdisaciid Muuse Cali iyo Dhiggiisa Rwanda , Dr. Vincent Biruta. Danjire Sahra Cali Xasan ayaa warqadaheeda aqoonsiga danjirannimo ku...