Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka naga soo gaaraya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Israsaaseyn kooban ay gudaha degmadaas ku dhexmartay Ciidamada Booliska iyo Nin hubeysnaa oo isticmaalay Waxyaaabaha Maanka Dooriya. Is rasaaseynta oo dhacday xalay xili dambe ayaa ka dambeeysay kadib markii Ciidamada Booliska oo howlgallo wada ay la kulmeen Ninka hubeysan ee isticmaalayay...

Magaalada Muqdisho waxaa subaxnimadii hore ee saaka soo gaaray la-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo maalmihiia soo dhaafay ku sugnaa dalka Turkiga. Saraakiil dhinaca Hay’adaha Amniga ah ayaa Risaala u sheegay imaatinka Fahad Yaasiin oo diyaarad khaas ah ay ka keentay dalka...

Iyada oo weli uu taagan yahay khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa markii labaad laga dhex bilaabay waan waan lagu xalinaayo khilaafkooda oo ka dhashay kiiska maqnaanshaha Ikraan Tahliil. Xalay waxaa waan waanta bilaabay Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar waxaa uu kulan soo dhoweyn ah ugu sameeyay Senatorada cusub ee Aqal Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha Hir-Shabeelle ayaa marka hore u hambalyeeyay Sanotarada Cusub ee dhawaan la doortay, kuwaas oo uu sheegay inay horyaallaan shaqooyin...

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay Qaramada Midoobay dib ugala soo wareegeysay masuuliyadda Hay’adaha Falanqeynta Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqo-darrada (FSNAU) iyo hay’adda xog ururinta biyaha iyo dhulka Soomaaliya (SWALIM). Munaasabadda la wareegitaanka oo ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Cusub ee Midowga Yurub usoo magacaabeen Soomaaliya Marwo Tiina Intelmann. Wasiirka ayaa la wadaagay safiirka guulaha laga gaaray dadaalada horumarinta Waxbarashada oo ay wadaan Wasaaradda Waxbarashada, Bahwadaagta...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ee ku aadan dacwadda badda Soomaaliya iyo Kenya lasoo saari doono 12-ka October 2021. Mahdi Guuleed, oo ka mid ah guddiga Soomaaliya ku matalaya dacwadda, ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku yiri “Alxamdulillaah,Waxaa farxad ii ah in aan...

Iyada oo xilligaan uu heer gebo-gebo ah marayo u diyaar garowga doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaannada Gobollada Woqooyi (Somaliland), ayuu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxaa uu la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi,  Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf...

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in xannuunada ay ka cabanayaan dadka kunool Gobolka Qorraxeey oo laga wado shidaal qodis. Cagjar oo la hadlay BBC-da waxa uu sheegay in xannuunada kusoo kordhay Gobolkaas aanay la xiriirin shidaalka baarista laga sameeyay Qorraxeey balse ay baarayaan iyaga oo kala tashanaya...

Beesha Caalamka ayaa aad uga walaacsan khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo saameeyay Hay’adaha kala duwan ee dowladda. Wakiilada Beesha Caalamka ayaa tiro laba jeer ah waxaa ay soo saareen qoraalo ay uga dalbanayeen Madaxweyne...