Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Waxaa Maalintii labaad Magaalada Muqdisho ka socda Shirka Golaha wadatashiga ee ka kooban Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxeeynayaasha Shanta Dowlad Goboleed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Shirka oo shalay sirasmi ah uga furmay teendhada Afisiyooni ayaa Madaxda waxaa ay isku afgarteen ajandaha ay ka hadli doonaan iyo maalmaha uu shirka...

Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Hirshabeelle oo ka dhacay Beledweyne. Madaxweyne Kuxigeenka ayaa warbixin guud ka dhageystay Saraakiisha Hay’addaha Amaanka iyagoo Madaxweyne Kuxigeenka la wadaagay xaaladaha Amniga Magaalada Beledweyne. Ugu Dambeen Wuxuu Faray Saraakisha Xaqiijinta Ammaanka Magaalada...

Aasaasaha kooxda Taalibaan Mullah Abdul Ghani Baradar ayaa Sabtidii gaaray magaalada Kabul, si uu wadahadalo ku saabsan sidii loo dhisi lahaa dowlad cusub uu ula yeesho xubnaha kooxidiisa iyo siyaasiyiinta kale ee Afghanistan. “Wuxuu soo geli doonaan magaalada Kabul, si uu ula kulmo hoggaamiyeyaasha jihaad-doonka iyo siyaasiyiinta, si loo dhiso dowlad loo dhan yahay,”...

Xubno ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 5-aad qaybteeda 27-aad ayaa maanta loo soo xiray tababar la xiriira miino barista, tababarkan oo u socday 20-tan ka mid ah Ciidanka mudo lix bilood ah ayaa ugu soo xirmay maanta xerada Ceelgaal ee magaalada Beledweyne. Tababarkan ayaa waxa bixinayey khuburo ka socotay Heya’adda UNMAS oo Heya’adda...

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo kulamo la tashi ah ka wada Dagamada Cabudwaaq ayaa waxa u Caawa Madaxtooyada Cabudwaaq ku qabiilay qaar ka mid ah Dhalinyarada iyo Aqonyahanka Dagmada Cabudwaaq. Madaxweyne kuxigenka Galmudug Mudane Ali Eid ayaa dhalinyarada Cabudwaaq ugu baqay in ay fadhiga ka kacan oo ay ka qayb qatan Sugida Amniga ,dib u so celinta...

Qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday gaari ay la socdeen muwaadiniin Shiinees ah oo ka dhacay Gwadar oo ku taalla gobolka Balochistan ee koonfur -galbeed Pakistan ayaa lagu dilay laba carruur ah, saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen saraakiisha booliiska. Ma jirin sheegatay  mas’uuliyadda weerarkii Jimcihii. Liaquat Shahwani, oo ah afhayeenka xukuumadda...

Wasaarada amniga Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa digniin ka soo saartay Jid-gooyooyin loo dhigto baabuurta Ganacsiga deegaanada Hoos yimaado Caabudwaaq iyo nawaaxigeeda. Wasaarada amniga ayaa laamaha amniga Fartay In Talaabo sharciga waafarsan Laga Qaado kuwa dhigto jidgooyooyinka Ee Dhibaataynaayo Ganacsiga Bulshada. Warka kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in...

Geelu waxa uu kamid yahay boqortooyada xayawaanka (Animalia) bahda lafdhabarleyda ah (Chordata), gaar ahaan bahweynta naasleyda (Mammalia) qoyska ballaadhan ee qanjaafileyda (Artiodactyla). Geelu waxay ku jiraan qoyska hoose ee geela (Camelidae), bahda cilmiga saynisku waxay ugu yeedhaan (Camalus). Asal ahaan wuxuu kasoo jeedaa waqooyiga Ameerika, inkastuu xidhiidh dhaw...

Kooxda Daalibaan ayaa bilowday baadi-goobka dadkii u shaqeyn jiray ciidamada NATO iyo xukuumaddii hore ee Afgaanistaan sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in kooxda Daalibaan ay guri kasta ka baadi goobeyso si ay gacanta ugu soo dhigaan dadka u shaqeyn jiray isbaheysigii weerarka ku qaaday Afgaanistaa. Warbixinta ayaa...

Ciidamada Amaanka  Maamulka  Galmudug oo isugu jira Booliis, Nabadsugid iyo Millatari ayaa howgal Qorsheysan ku qaaday koox Gaadiid ay leeyihiin Shacab ku heysatay Duleedka Magalada Caabudwaaq. Howlgalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ganacsatada Magalada ay ka cawdeen in rag hubeysan ay duleedka Magaalada Gaadiidka uga qaadayaan lacago sharci darro ah. Wasir...