Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan, isla markaana aad u teegeeri jiray madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hadda qalqalka ku yimid dowladnimada ku eedeeyey Madaxweyne Farmaajo. Sheekha oo ka hadlay rabshadihii todobaadkii hore ka dhacay magaalada Muqdisho, isagoo wax kasta oo dhacay eedeyntooda dusha...

Qaraxa uu jugtiisa laga maqlay qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Saldhiga Booliska degmada Xamarweyne iyo Goobta Ganacsiga ee City Mall. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Saddiiq Aadan Cali ayaa sheegay in Ciidamada Booliska ay ka hortageen Nin isku soo xiray jaakad qarax oo doonayay in uu is qarxiyo, hayeeshee Ciidamada...

Ciidamada Amaanka Liibaya ayaa weerar qarsoodi ah oo ay ku qaadeen xabsi qarsoodi ah oo ku yaala koonfur-bari dalkaaasi liibiya ayaa ku guuleystay in badbaadiyaan 156 ruux oo ay 15-ka mid ah yihiin haweenka . Howlgalkan oo ka dhacay magaalada Kufra ayaa dhacay 16-kii Febraayo kadib markii mid ka mid ah tahribyaasha uu xabsiga ka baxsaday isbuucii lasoo dhaafay iyadoo loo...

Maleeshiyaad hubeysan ayaa xaafada horumar ee magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ay maanta ku dileen Nin la sheegay in uu ahaa Ganacsade, iyaga oo goobta ka baxsaday. Ninka la dilay oo Magaciisa lagu soo koobay bidaar ayaa xilliga la dilayay waxaa uu ku sugnaa halka loo yaqaano buulo bacleey ee xaafada Horumar ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo. Goobjoogayaal...

Qaraxa oo aad u xooganaa ayaa jugtiisa waxaa laga maqlay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir, waxaana la sheegay in uu ka dhacay degmada Xamarweyne ee Magaalada muqdisho. Qaraxa ayaa Warar kala duwan ay kasoo baxayaan, waxaana wararka sheegayaan in uu ahaa ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa, balse Ciidamadda Ammaanka ay ceeyrsadeen, isaga oo iska tuuray Jaakadii qaraxa...

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa faah faahin Guud ka biixiyay sababaha aysan u aqbalin baaqii Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu yeeray shir looga tashanayo doorashada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Jubbaland Cabdi Xuseen Maxamed ayaa sheegay in shaqaaqoyinkii ka dhacay magaalada Muqdisho 19-kii bishaan darteed...

Maxkamadda ugu sarraysa Mareykanka ayaa madaxweynihii hore ee dalkaas, Donald Trump ku amartay in uu xafiiska dacwad oogista ee New York ku wareejiyo dhammaan dukumentiyada la xiriira canshuur celinta iyo xisaabihiisa kale. Madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa horay u diiday in uu soo bandhigo waraaqaha la xiriira canshuur celintiisa muddo sannada ah, maadaama sharciga...

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa sheegay in dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ay xilligaan caqabad ku yihiin doorashada Soomaaliya. Wasiirka oo ka hadlayay Fadhiga Golaha Amniga ee QM ayaa ku eedeeyey Madaxda Puntland iyo Jubbaland in heshiisyadii, Muqdisho, Baydhabo ilaa Dhuusamareeb intaba ay caqabada koowaad ku yihiin labada Maamul. “Waa...

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray in shaqaaqooyinkii ka dhacay 19-kii Bishaan Muqdisho ay horseedi karto halis kale iyo in wadanka hubinti la’aan kale,taasina uusan aqbaleyn Mareykanka. Siihayaha Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Qaraamda Midoobay Richard Mills ayaa ugu baqay Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo &...

Shirkii Golaha amaanka ee qaramada midoobay uu ka yeeshay arrimaha Soomaaliya oo warbixino looga dhagaystay Wakiilka Xoghayaha guud ee qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya James Swan iyo Wakiilka midawga Afrika ee Soomaaliya iyo waliba Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah maxamed C/risaaq oo gabagabadii isagu hadlay, waxaa muhiimadda arrimaha ay ka...