Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah kula qaatay magaalada Brussels ee dalka Biljamka madaxweynaha Golaha Midowga Yurub Charles Michel. ⓘ Labada madaxweyne ayaa kulankooda kaga wadahadlay dagaalka ka dhanka ah ciribtirka kooxda Al-shabaab, iskaashiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya ee dhinacyada amniga, geeddi socodka...

Maxkamadda Ciidama Qalabka Sida ayaa maanta dil toogasha ah ku xukuntay Dable Xoogga Maxamed Cabdixakiin Maxamed Saalax Ganeey oo lagu soo eedeeyay in uu dil kas u geystay Saaxibkiis marxuum Ex Dable Xoogga Cabdulaahi Maxamed Cabdiqaadir. Marmuumka iyo Askarigaan ayaa waxa ay kawada tirsanaayeen Ururka 22aad guutada 23-aad ee Gungaar, iyada oo falkaan uu ka dhacay aargada...

Iyadoo ka hadleysay Shir jaraa’id oo ay ku qabatay Muqdisho oo lagu xusayay maalinta Qaramada Midoobay, ayey Ergayga Gaarka ah ee QM Catriona Laing, ku baaqday in horumar laga sameeyo geeddi socodka siyaasadda Soomaaliya, iyadoo tiri “Dastuurku wuxuu qeexi doonaa doorarka.” Waxay kaloo xustay inay ka go’an tahay xaqiijinta ka qaybgalka haweenka...

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa sheegay in dad ay doonayaan inay la fashiliyaan dadaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee nabadaynta Soomaaliya. ⓘ Guddoomiyaha ayaa sheegay in dad ay ku hawlanyihiin in la fashiliyo dagaalka uu madaxweynuhu kula jiro Al Shabaab, lakiin uu isaga laftiisu isfashilinayo. “Xasan Sheekh intaasoo jeer ayaan idhi...

Madaxweynaha maamulka Puntland oo maanta furay kalfadhiga 53-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa jeediyay khudbo xasaasi ah oo uu arrimo dhowr ah uga hadlay.   Siciid C/llaahi Deni ayaa ku eedeeyey Madaxda DFS in ay qaadeen dhabo kala dhantaalaya midnimada dalka, wuxuuna sheegay in heshiiskii madasha wadatashiga  uu muujiyey sida ay Madaxda Soomaaliya halis ugu...

Muqtaar Maxamed Isaaq oo ka mid ahaa dagaalamaayasha Al-Shabaab ayaa isu soo dhiibay qaybta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka. Horjooge Muqtaar ayaa sheegay in uu alshabaab ka tirsanaa laba sana iyo bar, isagoo kasoo qayb qaatay dagaallo dhowr ah oo ka dhacay gobolka Bakool. Muqtaar Maxamed Isaaq ayaa sheegay in aysan jirin cid ku qalqaalisay ka mid noqoshada Shabaab,...

faafaahino kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ka dhacay  deegaanka Jiciboow ee gobolka Hiiraan kaas  ku dhexmaray ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa dib u xureynta deegaanka oo iskaashanaya iyo xubno ka tirsan kooxda As. ⓘ Dagaalka ayaa la sheegay inuu bilaawday kadib markii ciidamada is garabsanaya ay weerar ku qaadeen goob ay isku aruursanayeen kooxda,...

Kooxaha Gurmadka Degdega ah ee Falastiin ayaa ka warbixiyay howlgallo culus oo saacado ku qaatay oo ay ka sameeyeen Magaalada Gaza iyaga oo soo saaray Maydadka in ka badan 100 ruux oo ku geeriyootay duqeynta ciidanka Israaiil ay ka geysatay Magaaladaas. Waxaa la dhigay xarunta loogu talagalay in la isugu geeyo Dadka Maydadkooda lasoo helo ama ku dhinta duqeynta Xasuuqa...

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Brussels ee Caasimadda dalka Belgium. ⓘ Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa kaga qeybgalaya magaalada Brussels shir xasaasi ah oo u dhaxeeya Midowga Yurub iyo dalalka soo koraya. Shirkaan oo socon doona mudo laba cisho ah ayaa lagu...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa booqday ciidamada tababarka ku soo qaadatay dalka Eritrea, kuwaas oo ku xaraysan Xerada Ciidanka Cirka. ⓘ Sareeye Gaas Ibraahim oo khudbad u jeediyay cutubyadan, ayaa ku amray inay u diyaar garoobaan ka qeyb qaadashada dagaalka dalka looga xoreynayo Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka...