Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta ayaa howlgeliyey warshaddi ugu horreysay ee Niyuukilar oo uu yeesho dal Carab ah oo ku yaalla Gacanka Carbeed. Tayeynta quwadda Nukliyeerka oo afar qaybood ka kooban qaybti ugu horreysay waxaa laga billaabay warshadda Barakah, iyada oo la adeegsanayo teknooloojiyad uu sameeyey dalka Kuuriyada Koonfureed. Warashadda ayaa la filayey in...

safiya sheik cali jimcaale duqii magaalada baladweyne ayaa la sheegay in aysan wax u qaban dadka kunool magaalada baladweyene tan iyo markii xilikaas loo dhibay waxana jirtay dhaqaale badan oo lagu talagay in lasiiyo dadkii ku barakacay magaalada baladeyne , qaar ka mid ah dadkii ka shqeyn jiray nadaafada magaalada baladweyne ayaa warbaahinta u shegay in xilkasta ay balan...

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa berri taariikhduna ku beegan tahay 3/8/2020 waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Agendaha ayaa ah Sii Wadida Dib u eegista Miisaaniyadda 2020. Ka Doodis iyo u Codeyn Wax Ka Badalka Sharci Num 75 Qodobkiisa 10aad ee Muda Xileedka Guddiga Madaxbanaan...

Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, ayaa marna ka soo muuqan shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya tan iyo markii kalsoonida lagala noqday Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo kala duwan ayaa sheegaya in wasiirka amniga uu ka maqnaa labadii shir ee qabsoomay kadib riditaankii...

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa hoyga uu ka degenyahay magaalada muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda Qatar Ee Soomaaliya Ambassador Xasan Bin Xamza Asad Maxamed, waxaana ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira Horumarinta Deegaannada Hirshabelle, iyo Dar Dargalinta Mashruuca Dhismaha Wadada Jowhar iyo Muqdisho oo ay maalgalineyso Dowladda...

Wareegto ka soo baxaday xafiiska wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hirshabeelle ayaa Nadar tabaax Maalin loogu magacaabay Duqa Magaalada Beledweyne. Waxaa sidoo kale xilka Duqa magaalada Beledweyne looga qaaday safiya Sheikh xasan Jimcaale oo xilkaasi heysay mudo sanad iyo Bilooyin ah. Safiyo ayaa aheyd Haweeneyd ugu horreysay noqotay...

Madaxweynaha dalka Ivory Coast Alassane Ouattara  ayaa wasiirkii difaaca dowladdiisa u magacaabay, ra’iisul wasaaraha waddankaas. Ra’iisul wasaaraha cusub Hamed Bakayoko ayaa waxa uu soo dhisi doonaa Golaha cusub ee xukuumaddiisa . Mr Bakayoko ayaa waxa uu xilkaan u sii hayay si kumeel-gaar ah, kadib ra’iisul wasaarahii dalkaas Gon Caoulibaly uu si kedis ah...

Shacab weynaha ku nool degmooyinka iyo deegaanada gobolka Hiiraan, sida Baledweyne, Buula burte, Jalalaqsi, Matabaan iyo Maxaas ayaa maanta si weyn u ciiday maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa. Bulshada ku dhaqan magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta ku Tukaday Salaadii Ciida garoomada kubadda cagta lagu cayaaro iyo Masaajidada waa weyn ee ku yaala...

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Cali Khamenei ayaa sheegay in Yurub ay ku guul darreysatay inay badbaadiso heshiiska caalamiga ah ee nukliyeerka ka dib markii Washington ay ka baxday. Wuxuu ku eedeeyay Yurub inay sameynayaan “balanqaadyo qarsoon” oo wax yeeleeya dhaqaalaha Iran. Ingiriiska, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa doonayey inay sii wadaan heshiiska...

Kooxda u doodda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday Mareykanka inuu magdhow siiyo dhibanayaasha rayidka ah iyo qoysaska ay saameeyeen duqeymaha cirka ee Soomaaliya. Amnesty ayaa baaqaan siidaysay kadib markii Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) uu qirtay in hal qof rayid ah lagu dilay halka saddex kalena lagu dhaawacay duqeyn cirka ah horaantii...