Ciidamada dowlada ee gobolka hiiraan oo ka baxay goobihii ay qabsadeen.

by admin | Tuesday, Apr 3, 2018 | 1183 views

Ciidamda dowlada soomaaliya ee  gobolka  hiiraan aya ka soo baxay deegano ay  dhawaan kal qabsadeen ururka alshabaab   ka bixitankaan aya   timid ka dib markii  uu soo kala ddhaxgalay ciidamada  dowlada soomaaliya iyo kuwa  amisom     ee qeybta ka ahaa howlgalaas,tas oo kentay  in y isku qilafan  cida laga armar qaadanayo.

xubno ka tirsan maamulka gobolka hiiraan ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamda alshabaab  ay hada joogan meelihii markii hore ciidamd dowlada iyo   kuwa amisom   ay tageen  .

gobolka hiiran hada waxaa ka jirta amni daro saameyn ku yeelatay  hormrka gobolka hiiran,

Like it? Share it!

Leave A Response