Ciidamada dowlada soomaaliya ayaa howlgalo waxaa ay sameeyeen magaaalada baladweyne

by admin | Monday, Mar 19, 2018 | 1289 views

Ciidamada  dowalda soomaaliya ayaa howlgalo waxaa ay kasameeyen magaalad abaaldweyne ee xarunta  gobolka hiiraan waxaana ka hadlay  howlagada saraakiil ka tirsan dowlada soomaaliya waxaan ay sheegen in lagu soo qab qabtay dad  lagu eedeyeeyay in ay magalada kawadeen amni daro.

wadooyinka magaalad ayaa lagu arkay   ciidama badn   oo ka tirsan dowlada  soomaaliya,

Like it? Share it!

Leave A Response