Ciidamada Dowladda oo ku baxay deegaan ay ku dagaalameen laba Beelood

by admin | Thursday, Dec 12, 2019 | 595 views

Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka gaar ahaan qeybta 27aad ayaa la sheegay inay Maanta ku baxeen laba maleeshiyo beeleed dagaal uu shalay ku dhex-marey deegaanka mareero oo hoostago degmada jawiil ee gobolka Hiiraan.

Labada Maleeshiyo Beelood oo isku heysto dhul deegaankaas ku yaalla ayaa dagaalkooda waxaa ku geeriyooday in ka badan Shan Ruux halka tiro intaasi ka badan ay ku dhaawacmeen,sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Like it? Share it!

Leave A Response