Ciidamada isku dhafka Baladweyne oo howlgal gaadiidka lagu baarayo sameeyay.

by admin | Tuesday, Jul 24, 2018 | 929 views

Howlgalo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada Baladweyne ayaa waxaa maanta ka sameeyay ciidamada isku dhafka amniga Baladweyne kuwaasoo gaadiidka isticmala jidadka muhiimka mid mid u baarayay.

Carab Yuusuf Nuur oo ka miid ah saraakiisha ciidamadan isku dhafka ayaa usheegay warbaahinta in yahay howlgalkan mid lagu sugaya amniga magalaada baldweyne oo malmahan ay ka dhaceen dilal

Like it? Share it!

Leave A Response