Ciidamo Milatari ah oo la wareegay xaruntii Canshuuraha HirShabeelle ee duleedka Balcad

by admin | Wednesday, Jul 18, 2018 | 1044 views

Guddoomiye ku xigaanka Maaliyadda Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ee HirShabeelle Cabdullaahi Shataawe ayaa  u xaqiijiyay  warbaahinta  in Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ay qabsadeyn Xaruntii Canshuuraha HirShabeelle ee deegaanka Ceel-cade ee Gobalka Shabeelaha dhexe waxayna halkaasi ka qaateyn lacag ka badan 170 milyan oo shilin Soomaali ah, sidoo kale Ciidamada ayaa ilaa hadda ku sugan Bartaas Kontarool ee deegaanka Ceel-cadde

Like it? Share it!

Leave A Response