Ciidmada aminga gobolka hiiraan oo fashili 6 qarax

by admin | Monday, Feb 4, 2019 | 771 views

wararka  naga soogara magaalada baaldweyne ee xarunta  gobolka hiiraan ayaa shegaya in ciidamada aminga  ay fashiliyeen   gaari  laga soo biixi  waxyaabaha qarxa  .

sidoo kale ilaa iyo 6  qarax  oo nuuca meelaha  fog  laga hago ayaa laga soo saray wadooyinka  dhax mara magaalada  baladweyne,

saraakiisha  ciidamada dowlada soomaaliya ayaa shegay  in  aysii wadi doonaan howgalada ay sameynayaan .

dadka ku nool magaalada  baladweyne ayaa waxaa soo foodsartay  xabsi xoogaan.

Like it? Share it!

Leave A Response