DEG DEG:-Dab ka kacay Bakhaar hubka lagu keydiyo oo ku yaalla gobolka Mudug

by admin | Sunday, Apr 21, 2019 | 711 views

Wararka lag helayo deegaanka Docol ee Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in dab goordhoweyd uu ka kacay Bakhaar hubka lagu keydiyo oo ku yaalla deegaankaas.

Deegaanka Docol ayaa qiyaastii 40km u jira Magalada Gaalkacyo,waxaana haatan socda gurmad ku aadan sidii dabkaasi loo demin lahaa, iyada oo ay wadaan Maamulka deegaanka iyo Bulshada,

Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in dabka uu ka dhashay koronto,isla markaana qyeb ka mid ah Bakhaarka uu haatan gubayo wallow faah faahino dheeraad ah oo intaasi ka baxsan aan weli laga helin

Like it? Share it!

Leave A Response