Deg deg : dagaal xogaan ayaa ka socda hada magaalada baladweyne

by admin | Wednesday, Sep 11, 2019 | 595 views

wararka naga soo garaya magaalada  baladeyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa shegaya  in uu dagaal ka socda gudaha  magaalada baladweyne.

qar ka mid  ah dadka ku nool magaaladas ayaa shegay in ay maqlen jug culus.

dagaalka ayaa lagu qaaday fariisin cidamada dowlada ay ku leyihin magaaladas.

dhinaca kale  magaalada baladweyne  waxaa ka tagan xisad ka dhalatay gaadiid lagu kala dhacay gudaha magaaladas.

laso wixii soo kordha

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response