DEG DEG:- dil cawaa ka dhacay duleedka Beledweyne

by admin | Wednesday, Sep 19, 2018 | 955 views

Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in caawa fiidkii degaanka Baardheere oo ku yaalla duleedka magaalada Beledweyne lagu dilay nin oday ahaa.

xaalada gobolka hiiraan ayaa kacsan ka dib markii  sacadihii lasoo dhafay lagu dilay  dad shacab ah iyo saraakiil  ka tirsan dowlada soomaaliya.

Maamulka gobolka Hiiraan iyo sraakiisha ciidanka dowladda federalka weli kama aanay hadlin dilkan, balse waxaa socda baaritaano la xiriira sida ay wax u dhaceen

Like it? Share it!

Leave A Response