Deg deg qarax ayaa ka dhacay magaalada baladweyne

by admin | Wednesday, Jan 16, 2019 | 1146 views

wararka naga soo garaya magaalada  baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan qarax  ayaa ka dhacay xaafada  howld wadaag ee magaalada  baaldweyne .

qaraxaas  waxaa ku dhawacanatay   3 qof  oo shacab ah side ay qaar ka mid  ah dad ka ogdhawaa goobta  ay  u sheegeen warbaahinta.

magalada baladweyne  waxaa  isbuucii hore     meel an  kafogeen   saldhiga  booliska  ka dhacay qarax miinada nuuca  dhulka  lagu aasa  ah,

 

Like it? Share it!

1 Comment so far. Feel free to join this conversation.

  1. Eldonmip November 5, 2019 at 2:36 pm - Reply

    Taliye ku xigeenka ciidanka booliiska ee Puntland Muxudiin Axmed Muuse, ayaa ka badbaaday qarax lala beegsaday gaari uu saarnaa oo marayey bartamaha magaalada Gaalkacyo.

Leave A Response